Fogaan Arag » Wararka

Kenya cautioned over new crisis in Somalia
Nairobi, Kenya: Kenya has been asked to rethink its support for the self-declared state of Jubaland in southern Somalia as the region and the Federal governments squabble.

The situation has further been compounded with warlords drawn from various declaring themselves president.

A group of Kenyan businessmen warned thatKenya’s security is likely to be once again threatened if the region returns to the hands of Al Shabaab, with fighting reported in parts of the south after six men declared themselves president.

The group told the government to remain neutral in mediating a solution of the emerging conflict between Jubaland and the Federal Government; which is reluctant to recognize an independent Juba state.

The new conflict between the Somali Federal Government and Jubaland is likely to crop up today in Addis Ababa during the ongoing AU heads of State meeting. Somali president Sheikh Hassan is set to meet President Uhuru Kenyatta to discuss the matter.

The business community said Jubaland is likely to experience a new wave of insecurity as the war-lords seek to control the port of Kismayu with its effects likely to spill over to Kenya.

“Currently there is high insecurity in parts of North eastern and Garissa in specific. All this is caused by the happenings in South Somali,” Abdi Hajji who is a Garissa based businessman said.

Hajji told reporters in Nairobi that the wave of insecurity in Garissa and other regions such as Wajir is a cause of conflict in the South.

Ahmed Mohamed Islam alias Sheikh Madobe of the Ogaden, who was Kenya’s key ally during the incursion against Al Shabab last year was elected President at Kismayu university.

However five others have also declared themselves president; with little known Abdi Baley of the Galcee clan becoming the latest entrant in claiming the presidency.

Others are Iffin Mohamed Soyan (Ormale clan), Abbdiakdir Ali Mohamed (Digil-Mirefle clan), Barre Adan (Hirale-Marehan clan) and Omar Burare Ahmed of Sheikh Ali clan.

Jubaland is divided intro three regions; middle Juba which is still in the control of Al Shabab, Gedo region and Lower Juba which Sheikh Madobe controls.

On Wednesday, a 14 member delegation sent from Mogadishu to Kisimayu on a fact finding mission accused the semi-autonomous state and Kenya Defense Forces(KDF) who  re working under Amisom of refusing to accord them security.

“KDF forces refused to give us security to go around the town on a fact finding mission. Air transport between Mogadishu and Kismayu too has been suspended,” the delegation’s spokesmen Bishar Ibrahim said in a statement.

Bishar told Kenya that the Mogadishu was seeking means of bringing together all the regions in the south and creating an administration that is acceptable to all the clans; a venture whichKenya should support.

“ Kenya and KDF should support the Federal Government under President Sheikh Hassan Mohamoud to unite the people of Sothern Somali instead of working with one faction,” he added.

On Tuesday, a committee midwifing the Kismayu Transition accused Mogadishu of sponsoring militia linked to Al Shabab to destabilize the region.

Currently KDF forces are deployed In Somali under Amison as they seek to help the Hassan led government to restore instability in a country that has lacked a stable government for two decades.

Source: Standard

50 guuradii Midowga Afrika oo Muqdisho lagu xusay
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay munaasabad balaaran oo lagu xusayay sanadguuradi 50-aad ee ka soo wareegtay aas’aaski  Midowga Africa taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Xaflada lagu xusayay sanadguurada Kontonaad ee aas’aaski Midowga Afrika ayaa lagu qabtay dugsigii hore ee tababarka ciidamada ee Xalane waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhiiriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna  duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur ‘’Tarsan’’  wakiilka midowga Afrika u qaabilsan Soomaliya Maxamed An’if, wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya danjirayaal iyo marti sharaf kale.

Munaasabada ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo  amaanay kaalinta uu midowga Afrika ka qaatay xasilinta Soomaaliya.

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Maxamed Ana’if oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa ka waramay taariikhda midowga Afrika iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray  midowga Afrika iyo howlgalada ay ciidamada midowga afrika ka wadaan Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay aas’aasayaashii ururka midowga Afrika islamarkaana ay marti geliyay mid ka mid ah shirarkii ugu horeeyay ee Midowga Afrika wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay in dowlada Soomaaliya ay dhawaan shirka midowga Affrika ku martigeliso Muqdisho.

Midowga Afrika ayaa la aas’aasay sanadkii 1963-dii iyadoo Soomaaliyana ay ka mid aheyd wadamadii as’aasay ururkaasi oo markii hore la oranjiray ururka midnimada afrika iyadoo loo bedelay midowga Afrika.  A.U.

Xigasho: Radio Muqdisho

Stuudiyaasha Universal London iyo Hargeysa oo uu ka dhexeeyo loolan ku saleysan Soomaaliya iyo Somaliland + video
Stuudiyaasha Telefishinka Universal ee Magaalooyinka London iyo Hargeysa ayaa waxaa ka dhex taagan loolan hoosaad ku saleysan Soomaaliya iyo Somaliland oo laga dhex fahmi karo wararka Tv ga uu ka sameeyo Dowlada Federaalka Soomaaliya ee Fadhigeeda uu yahay Magaalada Muqdisho iyo Maamulka gooni ugu baxay Soomaaliya ee Somaliland.

Wixii ka dambeeyay Markii wariyayaasha rug cadaayaasha ee Cabdi salaan Hareeri iyo Axmed Xasan Cowke ay saldhig ka dhigteen Magaalada Hargeysa balaariyeena shaqada Stuudiyaha Universal ee Magaaladaasi ayaa waxaa si weyn u soo shaac baxay in uu jiro loolanka ku saleysan Soomaaliya iyo Somaliland.

Loolaankaan oo ka dhex jiray Universal tan iyo markii Hareeri iyo Cowke ay ku soo biireen ayaa sii xoogeystay markay saldhig ka sameysteen Hargeysa kadibna halkaasi ka soo aqriyaan habeenada qaar wararka Tv-ga iyadoo Marka ay warka soo aqriyaan ay ku bilaawaan wararka ka hadlaya Somaliland oo ku tala galkooda uu yahay in warka Somaliland uu ka hormaro wararka Soomaaliya.

Hase ahaatee waxaa qorshohooda hortaagan farsamo yaqaanada Stuudiyaha Koowaad ee London oo isa saar saara wararka kadibna go,aamiya qaabka ay u baahiyaan.

Cowke iyo Hareeri ayaa marka ay soo aqriyaan hordhaca warka iyo qeybta kale ee faafaahinta lagu daba xiriiriyo u soo dira Stuudiyaha koowaad ee London maadaama aysan si toos ah hawada u galin karin kadibna marka London uu soo gaaro warka ayaa waxaa kala badela farsamo yaqaanada oo soo hormariya wararka ka hadlaya Soomaaliya gaar ahaan kuwa ku saabsan Dowlada Federaalka.

Wararka qaar ee aan helnay ayaa sheegaya in Maamulka Tv ga uu ka daalay in warka ay u aqriyaan sida uu u kala culus yahay gaar ahaan in aysan dib u dhigin war ku saabsan Madaxda Dowlada Federaalka sidaas owgeedna uu door biday in London lagu habeeyo marka ay wararka Madaxda Dowlada Federaalka ka soo hormariyaan wasiir ka tirsan Somaliland.

Waxaa kaloo wararka ay sheegayaan in Hareeri iyo Cawil Daahir ay qeyb weyn ka yihiin Loolanka ku saleysan Soomaaliya iyo Somaliland sidaas darteedna ay xarumo u kala dhigteen Muqdisho iyo Hargeysa halkaasna ay ka soo kala tabiyaan Barnamijyadooda Dood Wadaag iyo Hargeyso iyo Hareeri.

Halkaan Hoose ka Daawo warkii xalay ka baxay Universal iyo Cowke oo warka hordhigiisa soo hormariyay Warka Somaliland dibna u dhigay warka ku saabsan Ra,iisulwasaaraha  iyo Baarlamaanka Soomaaliya balse farsamayaqaanada ay ka daba shaqeeyeen kadibna warka Xukuumadda Federaalka iyo Baarlamaanka Soomaaliya ay soo hormariyeen.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Warkii Xalay ee Universal.

Fogaan Arag News

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaanada Baarlamaanka.
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay mushinkii ay kala laabteen baarlamanka xukuumadda iyagoona sheegay in ay ku faraxsan yihiin in baarlamanka ay tixgaliyaan codsiga shacabka.

Ugaas C/qaadir Ugaas oo u waramayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan mushinkii ay kala laabteen baarlamanka xukuumadda Soomaaliya, isagoona u soo jeediyay labada gole in ay ka tagaan wixii tafafaraaruq  u keenikara habsami u socodka howlaha hay’adaha dowladda iyo samatabixinta shacabka.

Mudaneyaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo tiradoodu ay gaareyso 93 mudane ayaa horay mushin uga keenay xukuumadda Soomaaliya balse dibadbaxo iyo baaqyo badan oo ka soo yeeray shacabka Soomaaliyeed ayey dib uga laabteen mushinkii ay ku codsanayeen in codka kalsoonida lagala laabto xukuumadda xildhibaanadii horay u soo gubiyay.

Xigasho Radio Muqdisho

Dowladda Sudan oo balanqaaday in ay taageero siindoonto dib u dhiska ciidamada Dowladda Soomaaliya .
Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Sudan ayaa wada gaaray Heshiis kaasi oo quseeya heshiis ku aadan dhanka amaanka  soomaaliya  waxaa kaloo kamid aha sidii kor loogu qaadi lahaa awooda ciidamada dowladda Soomaaliya , Sudan ayaa balan qaaday isdii ay dib ugu soo celin lahaayeen ciidamada qalabka sida ee dowladdi hore ee soomaaliya.

Masuuliyiinta labada dowladdod ayaa wada saxiixday heshiiskan waxaana u kala saxiixay Gen, Xassan Maxamed Xasan Muungaab isla markaana ah Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidaanka qalabka sida dowladda soomaaliya , dhanka kale dowladda Sudan ayaa heshiiska waxaa u saxiixay Gen, Axmed Jamac oo ah gudoomiyaha ciidamada qalabka sida ee dowladda Sudan .

Dowladda Sudan ayaa ku nuux nuxsatay sida ay kaga goan tahay dib usoocelinta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya kedib xalfgad ka dhacaday wadanka Sudan magaalo madaxdiisa qartum , dowladda sudan ayaa ah saaxiib dhaw marka loo eego dowladaha islaamka ah ee ku yaala qaarada afrika .

Shirkaan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya C/Xakiin Xaaji Maxamed iyo C/raxiin Maxamuud Xasan , ugu danbeeynti xalfada ay ku soo dhamaatay wax qabad deg deg ah in ay dowladda suudan ka ay dhanka tabarada ugu horeen ay kacaawindoonto.

Ingiriiska: Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhacay koonfurta London + video iyo Sawirro
Booliiska Woolwich Barracks ee Koonfurta London ayaa maanta toogasho ku dhaawacay labo nin kadib markii ay si arxan daro ah ugu dileen nin kale bartamaha Magaalada iyadoo dad badan ay daawanayaan, waxayna dilkiisa u adeegsadeen mintiyo waa weyn oo kuwa xilibka lagu jarjaro ah sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah.

Dilkaan oo dhacay galinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa booliiska lagu wargaliyay in labo nin ay isugu tageen nin xirnaa funaanad ay ku qorneyd ”Help For Heroes” iyagoo ku weeraray mintiyo waa weyn oo midkood mashiin uu ku rakibnaa halkaas oo ay si arxan daro ah ugu dileen dhibanahaas, waxaana dadkii goob jooga ahaa ay ku tilmaameen in ay u jarjareen sida xilibka xoolaha kadibna ay meydkiisa dhigeen bartanka wadada.

Markii Booliiska ay goobta imaadeen ayay isku dayeen in booliiska ay ka hortagaan iyagoo walfinaya mintiyaha ay wateen kadibna waxaa si ku tala gal ah u toogatay haween Booliis ah, oo u aragtay in aysan jirin qaab kale oo lagu joojin karay.

Ninka  sida arxan darada ay u dileen ayaa loo malaynaa in uu ahaa askari, waxaana ay nafta ugu qaadeen mindiyo ay wateen iyadoo weerarkaasi uu ka dhacay meel 200 mitir u jirta Woolwich Barracks ee Koonfurta London.

Waxaana la sheegayaa in weerarkaasi ka hor uu dhacay shil gaari, lamana garanayo in shilkaasi iyo weerarka dhimashada sababay ay isku xiran yihiin.

Waxaa halkaasi laga helay bastoolad iyo dhowr nooc oo mindiya ah oo qaarkood mashiino ay ku rakiban yihiin.

Afhayeen u hadlay waaxda gaadiidka gargaarka deg dega ayaa sheegay in labada nin ay u qaadeen cisbitaalka, mid ka mid ah ayaa ku jira xaalad halis ah ayuu yiri, muuqaal laga duubay Diyaarad helicopter ah ayaa waxaa laga arkaa goobta oo ay yaalaan mindiyaha ay wateen labada nin ee booliiska ay toogashada ku dhaawaceen, gaariga shilka galay iyo meydka iyo dhaawacyada oo wadada yaala.

Nin ka mid ah goobjoogayaasha oo magaciisa ku soo koobay James ayaa sheegay in isaga iyo saaxiibtiis ay arkayeen labo nin oo madow ah oo mindiya ku weeraray ninka nintay, waxa ayna ula dhaceen si naxariis daro ah oo la mid ah sida in ay jarjarayaan qeyb hilib ah ayuu yiri.

Booliiska ayaa sheegay in aanan la garanaynin waxa sababay falkaan qofka uu ku dhintay, waxaana ay ku jiraan baaritaan oo marka ay ogaadaan sababta ay shaacinayaan waxa sababta u ah.

Halkaan Ka Daawo Sawirrada Warkan

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

<object width="486" height="412" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0" bgcolor="#FFFFFF"><param name="src" value="http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f8/1418452869" /><param name="flashvars" value="videoId=2402080764001&linkBaseURL=http%3A%2F%2Fwww.dailymail.co.uk%2Fnews%2Farticle-2329089%2FTwo-men-shot-armed-police-hacking-soldier-Help-Heroes-T-shirt-death-machetes-busy-London-street.html&playerId=1418452869&viewerSecureGatewayURL=https://console.brightcove.com/services/amfgateway&servicesURL=http://services.brightcove.com/services&cdnURL=http://admin.brightcove.com&domain=embed&autoStart=false&" /><param name="base" value="http://admin.brightcove.com" /><param name="seamlesstabbing" value="false" /><param name="swliveconnect" value="true" /><param name="pluginspage" value="http://www.macromedia.com/shockwave/download/index.cgi?P1_Prod_Version=ShockwaveFlash" /><embed width="486" height="412" type="application/x-shockwave-flash" src="http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f8/1418452869" flashvars="videoId=2402080764001&linkBaseURL=http%3A%2F%2Fwww.dailymail.co.uk%2Fnews%2Farticle-2329089%2FTwo-men-shot-armed-police-hacking-soldier-Help-Heroes-T-shirt-death-machetes-busy-London-street.html&playerId=1418452869&viewerSecureGatewayURL=https://console.brightcove.com/services/amfgateway&servicesURL=http://services.brightcove.com/services&cdnURL=http://admin.brightcove.com&domain=embed&autoStart=false&" base="http://admin.brightcove.com" seamlesstabbing="false" swliveconnect="true" pluginspage="http://www.macromedia.com/shockwave/download/index.cgi?P1_Prod_Version=ShockwaveFlash" bgcolor="#FFFFFF" /></object>

Fogaan Arag News

Netherlands: Qiimaha internetka Mobile-da oo qaali ah marka loo barbardhigo Yurubta kale
Dalalka Netherlands iyo Germalka oo shirkado isku mid ah ay wada bixiyaan qadadka Internetka ee Mobile-lada laga isticmaalo ayaa lagu sheegay in ay yihiin kuwa ugu qaalisan wadamada Midoqga Yurub, sida lagu shaaciyay Daraasad ay sameysay hay,ad cilmibaaris oo Finish ah.

Cilmibaarayaasha Hay,ada laga leeyahay Finland ee Rewheel ayaa qiimaha dadka Netherlands iyo Germalka ay ku bixiyaan Qadadka Mobile lada ku sheegay in ay yihiin  kuwa qaali ah oo aanan loo adkeysan karin.

Waxaana ay tusaale u soo qaateen oo ay la barbar dhigeen Dalalka Finland, Denmark iyo Sweden oo ay sheegeen in halkii gigabyte ee Internet ah ay ku bixiyaan wax u dhigma hal ilaa labo euro halka Netherlands iyo Germalkana uu halkii gigabyte uu yahay sagaal euro.

Waa wax aad u kala sareeya, iyagoo kadibna guddiga Madowga Yurub ugu baaqay in ay darsaan waxa farqiga weyn uu u dhexeeya labadaan dal iyo dalalka badanka dalalka kale ee Midowga Yurub si loo helo qiima macquul ah oo ay ka wada siman yihiin Yurubta oo dhan.

Fogaan Arag News

Itoobiya oo wax kasta ku bixinayso si ay u difaacdo Somaliland
Ra,iisulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shaaciyay in Dowladiisa ay si gaar ah u taageerayso Maamulka Somaliland hadii talaabo Military ama dagaal uu ugu imaado dhanka Soomaaliya ama kooxda Al Shabaab ay soo weerarto.

Hailemariam ayaa hadalkaan ka hor sheegay baarlamaanka dalkiisa xili uu la hadlayay dhamaadkii todobaadkii tagay, waxa uuna faafaahiyay in Dowladiisa ay diyaar u tahay in ay dhinacyada diplamaasiyada, Militariga iyo dhaqaalahaba ka caawinayso Somaliland markastay u baahan yihiin.

Waxa uuna intaasi ku daray in ay ka dhexeyso iskaasi laba geesood ah oo muddo badan soo jirtay iyagoo iska kaalmaysanayo dhinacyada amaanka dhaqaalaha iyo waxbarashada sida uu sheegay.

Ra,iisulwasaare Hailemariam ayaa rajeeyay in dhowaan ay saxiixan doonaan heshiis iskaashi oo rasmi ah, iyadoo guddi farsamo oo ka soo shaqeynayay sidii loo gaari lahaa heshiiskaan ay soo wadeen muddo saddex sano ah ayuu yiri, waxaa sidoo kale uu sheegay in sanadkii hore ay guddiga farsamada labada dhinac ku kulmeen Dire dhabe, sanadkaana ay ku balan san yihiin in ay isku arkaan Hargeysa.

”Somaliland waa saaxiibo muhiim u ah Itoobiya, mana ka hagrandoono wax kasta oo ku baxa difaacooda, waxaana naga diyaar ah Ciidamo aan ugu talagalayno in ay taageeraan walaalaheena Somaliland markasta ay u baahdaan” sidaasi waxaa yiri Ra,iisulwasaaraha Itoobiya oo la hadlayay baarlamaanka Dalkiisa.

Waxa uu si gaar ah u taabtay in uu ka cabsi qabo in kooxaxa argagaxida ah ee laga soo saaray badanka koonfurta Soomaaliya ay ku soo baahaan Somaliland sidaas darteedna waxa uu cadeeyay in Ciidamada Itoobiya ay ka dhinac dagaalamayaan kuwa Somaliland si looga hortago qatar kasta oo ku imaan karta Somaliland.

Fogaan Arag News

Fadeexad: Haweeney marwo ah oo si daran u ceebowday kadib markii ninkeeda uu ku qabtay nin kale + video
Haweenay Marwo ah ama la qabo ayaa lugaha la gashay ceeb tii ugu xumeyd ee Qof bani Aadam ah uu la kulmo kadib markii ninkeeda uu ku qabtay iyadoo la jiiftay ama la tumanaysay nin kale.

Kadibna waxaa laga duubay filin ceeb iyo qosol isugu jiray oo ay ka muuqdeen naagta oo ninkeeda ka hor istaagtay in uu gudaha u galo gurigiisa si aysan isku dagaalin ninka kale xili ninkii naagta lagu qabtayna uu isku dayayay in uu baxsado balse nasiib daro isagoo buumo kaliya wata oo feera qaawan uu damcay in uu ka soo boodo dariishada guriga oo ku yaala dabaqa labaad.

Waxaana la arkayay isagoo go,yaal uu isku xirxiray ku xirtay dariishada kadibna damacsan in uu ugu soo dego dabaqa xili intaas oo dhan ay haysay kaamiro loogu duubay filin laga qabtay waqtigaasi, waxaase ka sii daran in dadweyne badan ay wada daawanayeen xiliga ay dhacdadan socotay iyadoo dhanka kale ee Albaabka guriga dabaqa sare ahna ay ka muuqdaan haweenayda iyo ninkeeda oo murmaya, iyadoo waliba ka hor taagan in uu guriga galo, waxayna dhulka ku soo tuurtay shaati loo malaynayo in uu lahaa ninka lagu qabtay.

Gaari kuwa dab dabiska ah ayaa arkay ninka oo saaran meel aanan laga asoo boodi karin albaabka gurigana ka bixi karin oo ninkii naagta qabay uu u tagan yahay kadibna waxa ay dhulka u dhigeen joodari weyn oo ninka u sahlay in uu ku soo boodo sidaasna uu dhulka ku imaaday isagoo caafimaad qaba.

Markii uu ka soo badbaaday mashaqadii uu ku jiray ayaa waxa uu u sii dhaqmay si wax dhowrasho la,aan ah oo dadweynihii daawanayay uu si caro ku jirta ugu qayliyay isagoo gacmaha sii taagtaagaya oo buumo kaliya sita ayuu halkaasi ka lugeeyay.

Halkaas ayaa waxaa ninka iyo naagtaba ka raacday ceeb aanan horay loo arag oo ah ceebta uu la kulmi karo qofkasta oo isku daya in uu daba maro haweenay la qabo, ama naagkasta oo damacda in ay qiyaanto ninkeeda.

Halkaan ka Daawo Muuqalka Warkan.

Fogaan Arag News

Mucjiso: Nin dhashay isagoo aanan laheyn qeybta hoose ee jirkiisa hadana aysan waxba kala maqneyn + video
Doug Forbis oo 24 jir waa Qof aanan laheyn wax luga ah, hadana luga la,aanta kama aysan joojin in uu u dhaqmo sida qof dhamaystiran, Runtii marka aad daawatid sida uu illaah u abuuray waxa aad dareemaysaa awoode alle ee sida uu rabo uu u qaabeyn karo adoomadiisa balse Bani aadamka ay la noqonayso wax adag in uu noolaado qof  haaf ah oo qeybtii hoose ee jirkiisa ay maqan tahay.

Doug oo ku dhashay sida uu u muuqdo ayaa dhaqaatiirta waxa ay ku sheegeen in ay tahay marxalad naadir ah oo ay ugu magac dareen sacral agenesis ama caudal regression syndrome oo macnaheeda ay tahay in laf dhabartiisa aysan sida caadiga ah ugu kobcin ama korin ilma galeenka, kadibna uu ku dhashay isagoo aanan laheyn lugaha ama qeybta hoose ee jirkiisa.

Lugihiisa ayaa gurmay ama baaba,ay, waxa uuna bartay in gacmahiisa uu ku socdo ama uu adeegsado kursiga Curyaamiinta, waa nin u u olo, oleeya ama dhiira galiya Ciyaaraha kursiga Curyaamiinta waxa uuna hada u tababartaa in uu noqodo macalin tababara caruurta caawinaada gaarka ah u baahan.

Waxa uuna hada si mutatabacnimo ah u caawiyaa caruurta aanan dhamaytirneyn jir ahaan ama maskax ahaan ee loo yaqaano disability, waxa uuna jecel yahay Sports ka isagoona sheegay in marxaladiisa aysan waligiis ka hor istaagin wax uu rabay in uu sameeyo.

Doug oo ah nin niyad wanaagsan oo aaminsan in waxba uusan ku waynin sida uu ku dhashay ayaa saaxiib la ah haweeney 24 jir ah oo lagu magacaabo Elizabeth Tilden, waxa ayna hada qorshaynayaan in ay is guursadaan oo si wada jir ah ay u wajahaan Mustaqbalkooda.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Fogaan Arag News