Home » Qormooyinka
You are browsing entries filed in “Qormooyinka”

MAANDEEQ Soomaalidu waxay ula baxdaa Dumarka, Xoolaha iyo wax walba oo ay aad ujecel yihiin, agtoodana qaali ah, oo uu ugu horreeyo Geelu. Eragu wuxuu iska saaran yahay labada eray ee: “MAAN” iyo “DEEQ” oo ka dhigan wax qofka maankiisa deeqay, maadaama maanku yahay xubinta ugu muhimsan ee Aadanaha hagta. Waxyaabihii MAANDEEQ kaloo loo aqoonsaday [...]
May 19th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Waxa guud ahaan Somaliland, si weyn uga socda munaasibada loogu dabaal-degayo xuska 22 guurada ka soo wareegtay markii ay qo,aansadeen in ay gooni ugu baxaan Soomaaliya ee 18-ka May. Magaalada Xarunta ee Hargeysa, ayaa waxa isugu soo baxay kumaan qof oo ka qeyb galayo dabaal dega sanadguurada , waxaana dadku safan yihiin xarunta Madaxtooyada ilaa [...]
May 18th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Bill Gates ayaa mar kale noqday Qofka ugu taajirsan Caalamka kadib markii maanta uu kaalinta koowaad ka galay liska Boomberg ee Bilyaneerada Caalamka oo Sanadkii 2007 dii ay ugu dambeysay in uu hogaamiyo, waxaana lagu sheegay in uu haysto Aduun gaarayo 72.7 bilyan oo doolar, Gates waxa uu wax ka aas aasay shirkada Microsoft ee [...]
May 17th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ee Dalka Soomaaliya oo ah Magaalo ku taallo dhul xeebeedka ugu wanaagsan iyo gobollada ugu barwaaqada badan dalka Soomaaliya ayaa lagu qeexay in ay noqotay magaalo aanan la kala laheyn, iyadoo Dowladii Federaalka ee Masuulka ka aheydna loo diiday in ay gudato waajibaadka ka saaran xasilinta iyo maamul [...]
May 16th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Wararka naga soo gaaraya dhanka Jaamacada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Sh Axmed Madoobe loo doortay Madaxweynaha maamulka Dowlada Fedeaalka aysan taageersaneyd ee Jubaland oo dhawaanahaaba howshiisa ay ka socotay Magaalada Kismaayo. Ergo ilaa 500 ah ayaa halkaasi ku doortay Axmed Madoobe iyadoo wararka ka soo baxaya oo qaabab [...]
May 15th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Haweeney Mareykan ah oo aheyd shaqaale gargaar oo muddo 93 maalin dablay Soomaali ah ugu afduubneyd Soomalaiya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Afduubkii loogu gaystay Soomaaliya iyo qaabkii uu u dhacay howlgalkii lagu soo badbaadiyay ee Guutada Navy SEAL ee Ciidamada Mareykanka ay ugu furteen dablaydaasi. Howlgalkaan oo dhacay bishii janaayo ee sanadkii 2012 [...]
May 13th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Gabar Soomali ah oo magaceeda iyo Magaalada ay ku nooshahay aanan soo bandhigaynin si aan u xafidno Marxaladaha u gaar ah, balse si guud aan u sheegayno in ay ka mid tahay gabdhah ku dhaqan Dalka Holland ayaa waxaa la soo gudboonaaday arrin mugdi galisay nolosheeda kadib markii wiil yar oo ay dhashay uu ka [...]
May 10th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Shirkii Soomaalida London oo Madaxdii ka qeyb gashay ay isku raaceen in la taageero dhismaha ciidamada Soomaaliya iyo tayaynta waaxda garsoorka iyo maaliyada ayaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee ka soo baxay waxaa ka mid ah in halkaasi loogu dhawaaqay yabooh lacageed oo badanka dalalka ka qeyb galay ay ugu deeqeen Soomaaliya, waxaana ay kala yihiin [...]
May 7th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

The Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by fifty-four friends and partners of Somalia. We met at a pivotal moment for Somalia. Last year Somalia’s eight-year transition ended and Somalia chose a new, more legitimate Parliament, President and Government. Security is improving, as Somali [...]
May 7th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Shirka Soomaalida London ee lagu wado in bari uu ka furmo Magaalada London ee Xarunta Dalka Britain ayaa waxaa awooda lagu saaridoonaa dib u dhiska iyo dib u soo nooleynta Dalka Soomaaliya, iyadoo Dowlda marti galinaysa ee Brittain oo sidoo kale wax ka shir guddoominayso ay balan qaaday in caalamka ay ka dhaadhiciso qaabka ay [...]
May 6th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »