Fogaan Arag » Ciyaaraha
Netherlands: Kooxda Kubada Cagta Rotterdam oo ku guulaysatay koobkii Kulleylaha Hirda + Sawirro
Ciyaarihii Kulleylaha ee Hay,ada Hirda ay sanad walba ku qabato Dalka Netherlands ayaa galinkii dambe Maanta lagu soo gababaeeyay Magaalada Amsterdam ee Xarunta Dalka Netherlands.
Ciyaarahaan oo ay ku loolameen 16 kooxood oo ka dhisan gobolada Dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ra,isuulwasaare hore Dr Abdiweli Maxamed Cali Gaas, Farshaniste Amiin Arts, Masuuliyiin Sport oo ka kala imaaday gobolada dalka iyo dalalka kale Yurub iyo dadweyne fara badan oo u soo daawasho tagay.
Waxaa kaloo xusid Mudan in Ciyaaraha sanadkaan ay ku soo aadeen xili hay,ada Hirda ay u dabaal dagayso xuska sanad guuradii 15 aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay oo dadka sanadkaan lagu marti qaaday uu ka mid yahay wakiilka Hay,ada Hirda ee Soomaaliya.
Ciyaaraha sanadkaan oo aad u xiisa badnaa ayaa u dhacay sidii loogu talagalay, waxaana ugu dambeyn Finalka isugu soo haray kooxaxa Rotterdam iyo Utrecht oo Rotterdam ay ku guulaaysatay kadib markii gool ayt dhaliyeen qeybtii dambe ee Ciyaarta uu u suuragalay in ay ku guulaystaan koobkii Ciyaaraha kulleylaha ee Hirda.
Waxaana halkaasi bilado iyo koobabkii kaalinta koowaad iyo labaad lagu guddoonsiiyay kooxaxa Rotterdam iyo Utrecht sida ay u kala horeeyaan ,iyadoo Farshaxaniste Amiin Arts uu guddoonsiiyay Utrecht koobkii kaalinta labaad ee ay ku guulaysteen halka Ra,iisulwasaare hore Abdiweli Maxamed Cali gaas uu guddoonsiiyay Rotterdam koobkii weynaa ee loo tartamayay ee ay ku guuleysteen.
Hayada Hirda oo si weyn ugu dhex muuqata Bulshada Soomaalida Holland ayaa sanad walba soo qaban qaabisa Ciyaaro ay ku kulmiso dhalinyarada, macalimiinta iyo Madaxda Sports ka Soomaalida oo u qabato labo mar oo kala ah xiliyada kulleylaha iyo qoboobaba.
Hirda waxaa sidoo kale ay mashaariic samafal, hormarinta waxbarasha iyo arimaha haweenka ka qabataa Dalka Soomaaliya sida uu sheegay wakiilkeeda oo sanadkaan ka soo qeyb galay Munaasabada ay ku xusayaan 15 guurada ka soo wareegtay markii la aas aasay.
Faadumo Faarax oo ah Agaasimaha guud ee Hirda oo la hadashay Fogaan Arag ayaa ugu mahadcelisay dhamaan Dhalinyaradii ka soo qeyb gashay Ciyaaraha iyo Masuuliyiintii uu ugu horeeyay Ra,iisulwasaare hore Abdiweli Maxamed Cali Gaas, iyadoo si gaar ah ugu mahadcelisay dhalinyarada Hirda ee soo qaban qaabiyay sidii la rabayna u soo gababayey tartamadii Ciyaaraha Kulleylaha Hirda.
Iyadoo Habeenka Axadana ay qorshaynayaan in ay qabtaan Munaasabad weyn oo ay ugu magac dareen habeenkii Hormarinta oo halkaasi ay qudbado ka soo jeedinayaan Ra,iisulwasaare hore Dr Abdiweli Maxamed Cali Gaas, Amiin Caamir, Maxamed Diini,Ururka dhalinyarada Ardayda Netherlands iyo Dhalinyarada la dagaalanka Qabyaalada.
Halkaan ka Daawo Sawirrada oo dhan
Fogaan Arag News
fogaanaragnews@gmail.com
Branislav Ivanović oo sheegay in uusan jirin gool ugu fiican kii xalay u saamaxay guusha koobka Yurub + video
Branislav Ivanović ayaa loo aqoonsaday in uu ahaa man of the Match ama laacibka kullankii xalay ee Chelsea ay ku hanatay koobkii Yurub kadib markii uu kooxdiisa u dhaliyay goolkii guusha xili waqtiga dheeraadka la gudda galay.
Chelsea ayaa noqtay kooxda Yurub ee si isku xigta ugu guulaysatay labada koob ee ugu waa weyn koobabka Yurub kadib markii sanadkii tagay ay ku soo guulaysatay koobka horyaalada Yurub ee Eufa Champions halka xalayna ay kooxda Benfica 2-1 kaga adkaatay Ciyaartii Finalka ee ka dhacday Garoonka Arena ee Amsterdam halkaas oo ay ku qaaday koobka Yurub ee Europa Leageu.
Ivanivic oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uusan jirin gool ugu fiicnaan lahaa goolka guusha ee xalay uu ka dhaliyay Benfica oo kooxdiisa u saamaxay in ay qaataan koobka, waxa uuna u mahad celiyay dhamaan laacibiinta kooxdiisa oo uu sheegay in ay u wada qalmeen in sidiisa camal ay u dhalin kareen goolkaas camal,w aayo waxa aan soo bandhignay Ciyaar adag ayuu yiri.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Warkaan
Fogaan Arag SportsNews
Manchester City oo shaqada ka burisay tababare Reberto Mancini.
Manchester City ayaa shaqada ka saartay tababaraha kooxda Roberto Mancini kadib markii wax guul ah uu u keeni waayay sanadkaan oo horyaalkiina ay ka qaadeen Manchester United, Guuldaro xanuun badana ay ka soo gaartey kooxda Wigan Ciyaartii kama dambeynta ee koobka FA Cup oo halkaas ay ku waayeen iyo sidoo kale Champions leage oo ay ku soo hareen isragaydii koowaad.
Waxaase xusid mudan in cayrintiisa ay ku soo aaday sanad ka dib markii uu u qaaday horyaalka Ingiriiska muddo 44 sano ah kadib iyo xili afar sano ay ugu harsaneyd Qandaraaskii uu la galay ee shanta sano ahaa hase ahaatee waxaa magdhow ahaan uu u helayaa 28 malyan oo ganni maadaam qandaraaska uu burburay.
Roberto Mancini ayaa Manchester City Qabtay 2009, intii uu joogayna waxa uu u qaaday 2009 FA Cup iyo Horyaalka Ingiriiska oo 44 sano kadib ay gool dheeri kaga qaadeen sanadkii hore Manchester United, Waxaa shaqada tababarka kooxda sii wadayo tababare ku xigeenka Brian Kidd gaar ahaan kullmada ka dhiman horyaalka.
Fogaan Arag SportsNews
Laacibka Ribery oo wayay meel uu kaga baxsado Khamri kedib dabaaldagi guusha .+Daawo Video
Kooxda Kubada cagta ee Bayer Muinch ayaa u dabaal degtay maalintii shalay ahed guusheedi 22 ee ka garto horyaalka dalka Jarmalka Bunduslieage , dhamaan laacibiinta kooxda ayaa u dabaaldegayay farxada ay ka gaareen horyaalka iyaga oo iskugu hambalyeeynayay siyaabo kala duwan.
Laacibka Muslimka ah ee lagu magacaabo Ribery balse magaca isaga bedelay kedib markii uu soo islaamay sanadkii 2002 xeli uu ku sugnaa wadanka Turkey waxa uuna la baxay Billal Yuusuf Mohamed  ayaa la kulmay caqabad kedib markii farxada guusha ay ka tanbadatay laacibtiinsa saaxiibadiisa ah ayaa isku dayay in ay Khamri ku shubaan balse waxa uu isku dayay in uu ka baxsado waa uuna cararay asiga oo weliba si xoowli ah u caraya  balse nasiib daro waxa uu wayay meel uu kaga baxsado waxa ayna sababtay in loogu qubeeyo Khamrigii uu ka carayay.
Laacibkan ayaa lagu tilmaama dadka Islaamka soo galay balse sida wanaagsan ugu dhaqma , sanadkii 2010 ayeey aheed markii uu tagay Xamarka Barakeysan ee magaalada Makka isla markaana laga soo duubay asiga oo dukanaya salaada xaramka dhaxdiisa  taasina ay dad badan oo shaki ka qabay ay ku shaki baxeen ayna garteen in uu yahay Qof Muslim ah Ribery , xaaska Ribery ayaa ah qof muslimad ah kana soo jeeda Wadanka Marocco waxaana lagu magacaabaa Wahiba .
Dhoowr jeer oo la weeydiyay su aalo farada badan ayaa waxa uu sheegay in aysan jirin cid ku qasabtay ama dhanka xaaskisa balse yaraantiisi uu la ciyaari jiray ciyaal Islaam ahaa sidaa darteed anigaa ayaa dortay in aan muslimo ayuu yiri , Ribery ayaa sawiro badan la aga arkaa ama video inta aysan bilaaban ciyaarta asiga oo duceeysanaya sidaasina ay dad badan ku garteen muslim in uu yahay.
Halkaan Kadaawo Khamriga u ka carayay
Ribery oo salad dukanaya
W/Q Mohamed Daud Omar Yuumbi
Walaalaha ku caan baxay Ciyaaraha tennis ka ee Venus iyo Serena Williams oo laga sameeyay barnamij xiisa badan + video iyo sawirro
Filim Documentary ah oo laga sameeyay gabadhaha walaalaha ah ee ku caan baxay Ciyaaraha tennis ka ee Venus iyo Serena Williams ayaa si hor dhac ah loo soo bandhigay  iyadoo inta badan diirada lagu saarey waqtiyadii ugu fiicnaa ee Williams ay hogaaminayeen Ciyaaraha tenniska.
Waxaa filimka ka muuqda Venus iyo Serena oo da, ahaan aad u yar tababar wada dheerna ahna ugu soo jiray heerka ay ka gaareen tenniska iyadoo aabahood Richard Williams uu ka caawinayay wadada ay soo jeexeen ilaa markii dambe ay tenniska ka gaareen heerka ay ku riyoonayeen.
Gabdhahaan oo horay u soo noqday horyaalka Ciyaaraha tenniska kuna guulaytay kuwa wada jirka iyo kali kaliga intaba ayaa waxaa ay u muuqdaan in waqtigooda uu soo dhamaanayo, gaar ahaan Venus Williams oo ah mid weyn kana soo hor caan baxday walaasheed ayaa hada u muuqata in si tartiib tartiib ah ay ugu sii baxayso garoomada tenniska.
Muuqaalada Filimka ayaa waxaa sidoo kale ka mid ah waxyaabaha loogu yeero behind the scene oo macnaheeda ay tahay in la soo bandhigay muuqaalo noloshooda caadiga ku saabsan oo ay ka mid tahay iyagoo ku sugan guriga ay wada degan yihiin oo ka hadlayo waxyaabo u gaar ah balse sida ay sheegeen soo saarayaasha filimka waxa ay ka haystaan ogolaansho.
Soo saarayaasha muuqaalkan aya sheegay in dadka xiiseeya Ciyaaraha tenniska gaar ahaan taageerayaasha gabdhaha Williams ay ku raaxaysan doonaan filimkaan, waxaana ay ka ogaan doonaan waxyaabo badan oo aysan hori u ogaan karin sida qaabka tababarkooda iyo dadaalka ay u soo mareen heerka ay gaareen iyo xitaa gudaha noloshooda caadiga ah oo horay aanan loo soo bandhigin sidaan oo kale.
Waxa ayna intaasi ku dareen in qorshaha uu yahay in 10 ka bishan May oo shaley ku beegneyd laga daawado shaleemooyinka halka muuqaalada oo goos goos ahna ay warbaahinta u soo bandhigeen
Halkaan ka Daawo Sawirada Documentary williams
Fogaan Arag News
Sir Alex Fergusom: Waan jeclaa in aan shaqada sii wado balse waqtigaa ii run sheegay + videos
Tababaraha rugcadaaga Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ka fariistay shaqada tababare ee uu u hayay kooxda kubada cagta ee Manchester United.
Sir Alex ayaa 26 sano iyo bar soo ahaa tabaraha kooxda  ayaa waxaa laga hayaa in uu yiri waan jeclaa in aan sii ahaado tababaraha balse waqtigaa ii run sheegay balse qeybta tababarka kooxda ayaan ka howlgabay ee kama tagin United.
Sir ka ayaa intii uu joogay kooxda waxa uu  71 ku guulestay horyaalo farabadan iyo koobab intii uu ahaa macalinka kooxda Man untited.
Hadaba horyaalada uu ku gulestay ayaa waxa ay garayaan 13 Premier League sidoo kale waxa uu ku guustay horyaalka qaarada yurub ee Champion Leauge 2 jeer.
Tabarahan oo u dhashay  jeeda  Scotland ayaa go,aansaday in uu ka farasan shaqada kadib markii uu markii uu xaqiiqsaday in horyaalkii 20,aad uu u soo xareeyay naadiga, waxaana uu ku taliyay in David Moyes uu buuxin karo booskiisa iyadoo kadibna naadiga uu xaqiijiyay in Moyes uu qabanayo tababarka kooxda Sir ka kadib.
Sir Alex Ferguson waxa uu galay howlgab dhinaca tababarka ah balse waxa uu ka mid ahaanaa maamulka sare ee kooxda gaar ahaan Ambassaor ka tirsan naadiga, waxaana la aaminsan yahay in kaalin weyn uu ku sii yeelandoono tallooyinka iyo xirfadaha ciyaartoyda naadiga iyo kuwa ku soo biiridoono mustaqbalka maadaama uu yahay tabababre xishmad weyn ku leh naadiga Man United.
Qeebtaan hoose waxaan idiinkugu soo gudbeynaa sanadihii uu ku guulestay koobabka iyo horyaalada intii uu xilka hayay Sir Alex Ferguson.
Halkaan Ka Daawo Barnaamijyo Muuqaal ah oo laga sameeyey wax qabadkiisii iyo shaqo ka fariisadkiisii
Koobabkii iyo xeliyadii uu ku guulestay .
Premier League: 1993, 1994, 1996, 1997, 1999, 2000, 2001, 2003, 2007, 2008, 2009, 2011, 2013.
FA Cup: 1990, 1994, 1996, 1999, 2004
League Cup: 1992, 2006, 2009, 2010
Champions League: 1999, 2008
Cup Winners Cup: 1991
FIFA Club World Cup: 2008
UEFA Super Cup: 1992
Inter-Continental Cup: 1999
FA Charity/Community Shield: 1990 (shared), 1993, 1994, 1996, 1997, 2003, 2007, 2008, 2010, 2011
Fogaan Arag SportsNews
Manchester United oo xaqiijisay in David Moyes uu badelayo tababaraha howlgabka noqday ee Sir Alex
Manchester United ayaa xaqiijisay in David Moyes uu badelayo tabaraha howlgabka noqday ee Sir Alex Ferguson, waxa uuna shaqada la wareegayaa marka uu dhamaado xili ciyaareedka gabebagabada ah ee Man United ay qaaday isagoo aanan idlaan.
Markii si lama filaan ah uu ugu dhowaaqay tababare Ferguson in uu shaqada ka fariisanayo ayaa islamarkiiba waxaa soo baxday in David Moyes uu noqonayo badelkiisa iyadoo maantana si rasmi ah loo xaqiijiyay in uu qabanayo kooxda horyaalka haysata ee United.
Tababaraha Cusub Moyes ayaa durba heshiis lix sano ah la galay naadiga kaas oo bilaawanaya 1 da bisha june ee sanadkaan oo ah marka si rasmi ah uu tababarnimada ugula wareegayo Sir Alex Ferguson.
”Markii aad ka wada hadalnay dadka u sharaxan in ay qabtaan shaqadaan ayaa waxa aan dareenay in David Moyes uu yahay mid ku haboon oo howl kar ah” sidaasi waxaa website ka kooxda soo dhigay Sir Alex Ferguson oo la aaminsan yahay in taladiisa uu ku imaaday Moyes.
David Moyes ayaa isna sheegay in ay sharaf weyn u tahay in laga codsado in uu noqdo tababaraha Man United ee shaqada kala wareegayo Sir Alex , waxaan ku faraxsanahay in aan arko Sir Alex oo ku talinayo in aan badelo isagoo waliba caafimaad qaba ayuu yiri.
Waxa uu intaasi ku daray in uu xishmad weyn u hayo Sirka iyo wixii uu qabtay naadiga intii uu waday, waxaa si weyn loogu xusuusan doonaa Sir Alex guulihii uu gaarsiiyay naadiga ayuu yiri oo ay ka mid yihiin 38 koob oo uu ku guulaystay 26 kii sano ee kooxda United waday laakiin waxa uu qiray in waqtiga uusan u saamaxaynin in uu sii ahaado hada kadib sidaasna uu shaqada ugu fariistay.
Fogaan Arag News
Manchester United oo si rasmi ah u shaacisay in Sir Alex Ferguson uu ka fariisanayo shaqada .
Tababaraha rugcadaaga  Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ka fariistanayo shaqada tababare ee uu u hayay kooxda kubada cagta ee Manchester United.
Sir Alex ayaa 26 sano iyo bar  soo ahaa tabaraha kooxda asiga oo gaarsiiyay guulo wanaagsan , 71 jirkan ayaa ku guulestay horyaalo farabadan iyo koobab intii uu ahaa macalinka kooxda Man untited.
Hadaba horyaalada uu ku gulestay ayaa waxa ay garayaan 13  Premier League sidoo kale waxa uu ku guustay horyaalka qaarada yurub ee Champion Leauge 2 jeer.
Tabarahan ayaa kasoo jeeda wadanka Scotland asiga oo ku farasan ayuu shaqada isaga dagay kedib markii uu in mudo ah maamulayay kooxda Untied, balse dadka qaar ayaa is weeydinaya yaa bedelidoona xilka tabarae ee uu firaaqeyay Sir Alex.
Xilka uu kadegay lakin waxaan ahaan doonaa Agaasime kedibna waxan doonayaa in aan maamulka sare ee Man united kamid noqdo sida Ambasadoor hadaba waxa uu noqonayaa Tabarihii ugu guusha badnaa ee soomara Horyaalka Biritan .
Qeebtaan hoose waxaan idiinkugu soo gudbeynaa sanadihii uu ku guulestay koobabka iyo horyaalada intii uu xilka hayay Sir Alex Ferguson.
Koobabkii iyo xeliyadii uu ku guulestay .
Premier League: 1993, 1994, 1996, 1997, 1999, 2000, 2001, 2003, 2007, 2008, 2009, 2011, 2013.
FA Cup: 1990, 1994, 1996, 1999, 2004
League Cup: 1992, 2006, 2009, 2010
Champions League: 1999, 2008
Cup Winners Cup: 1991
FIFA Club World Cup: 2008
UEFA Super Cup: 1992
Inter-Continental Cup: 1999
FA Charity/Community Shield: 1990 (shared), 1993, 1994, 1996, 1997, 2003, 2007, 2008, 2010, 2011
Fogaan Arag SportsNews
Netherlands: Ajex oo markii 32 aad qaaday horyaalka kubada Cagta Holland ee Eredivisie + videos
Kooxda Kubada Cagta Amsterdam ee Ajex ayaa Axadii shalay ku guulaysatay horyaalka kubada cagta Dalka Netherlands ee Eredivisie kadib markii Naadiga ka dhisan Magaalada Tilburg ee Willem II oo marti u aheyd ay kaga badisay 5 gool iyo waxba.
Koobka horyaalka ee ay qaaday ayaa waxa uu u noqday kii 32 aad ee ay ku guulaystay tan iyo intii ay dhisneyd, waxaase ka sii xiisa badan in markii saddexaad ee isku xiga ay qaaday horyaalka oo labadii sano ee horena ay sidaan oo kale ugu soo guulaysteen.
Kumanaan taageerayaasheeda ayaa si weyn ugu dabaal degay banaanka hore ee garoonka Arena ee Amsterdam, iyadoo tababaraha kooxda ee Frank de Boer uu helay sumcad weyn oo taariikhda gashay kadib markii uu kooxda ku hogaamiyay saddex koob  oo isku xigay.
Duqa Magaalada Amsterdam Viktor Fischer oo u hambalyeeyay ciyaaryahanada Ajex ayaa tababaraha Sanadka ugu yeeray Frank de Boer halka Dabley Blind uu ugu yeeray laacibka sanadka.
Taageerayaal badan ayaa xalay isugu tagay xaafada Leidseplein ee Amsterdam halkaas oo ay si weyn ugu dabaal degeen hase ahaatee waxaa laga mamnuucay in ay isugu soo baxaan ama ku dabaal degaan bartamaha Magaalada Amsterdam waayo waxaa Amsterdam Amstel ka dhacaysay Munaasabada xoriyada Dalka oo ku beegneyd shalay 5 may iyadoo Munaasabadaasina uu ku sugnaa King Willem Alexander iyo Marwadiisa Queen Maxima iyo
Halkaan Ka Daawo Muuqaalada Damaashaadka Ajex iyo Taageerayaasheeda.
Fogaan Arag SportsNews
Man United oo Heshiis cusub la galayso Wayne Rooney
ManChester United ayaa qorsheysatay in Wayne Rooney ay u bandhigto heshiis afar sano ah oo cusub marka uu dhamaado xili ciyaareedkan gabagabada ah.
Xidiga Ingiriiska oo labo sano ay ugu dhiman tahay heshiiska uu hada kula joogo Man United oo todobaadkii uu mushaar ahaan ugu qaato 250,000 ayaa la doonayaa in lagu celiyo kooxda kadib markii ManChester ay ka cabsatay in uu ka tago isagoo aanan dhamaysan waqtiga u dhiman.
Warbaahinta ka faaloota Ciyaaraha ayaa bishii March ee sanadkaan shaaciyay in Rooney iyo Tababarihiisa ay isku afgaran waayeen mustaqbalkiisa Man United balse kooxda wadata horyaalka Ingiriiska ayaa hada diyaar u noqotay in ay xamilaan waxkasta oo ay ku ceshan karaan Wayne Rooney.
Inkastoo ay jireen warar sheegayay in Rooney uu doorbidayo mushaar ka badan midka uu qaato oo kooxda Paris Saint-Germain ay diyaar ula tahay hadana waxaa muuqata in uu sii joogayo Manchester.
Hase ahaatee wakiilkiisa Paul Stretford ayaa la filaa in mar kale uu Madaxda Manchester kula gorgortamo Mushaarka ay u ogol yihiin mar haday Go,aansadeen in ay ka saxiixdaan qandaraas hor leh.
Wayne Rooney oo lagu qiimeeyay in 30 malyan oo ganni ay ku baxayso la wareeggistiisa ayaa 16 gool ka u dhaliyay Man United dhamaan tartamada ay ka soo qeyb qaateen Xili ciyaareedkaan halka 15 gool na uu gacan ka gaystay.
Fogaan Arag News