Home » Ciyaaraha You are browsing entries filed in “Ciyaaraha”

Netherlands: Kooxda Kubada Cagta Rotterdam oo ku guulaysatay koobkii Kulleylaha Hirda + Sawirro

hahahaha

Ciyaarihii Kulleylaha ee Hay,ada Hirda ay sanad walba ku qabato Dalka Netherlands ayaa galinkii dambe Maanta lagu soo gababaeeyay Magaalada Amsterdam ee Xarunta Dalka Netherlands. Ciyaarahaan oo ay ku loolameen 16 kooxood oo ka dhisan gobolada Dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ra,isuulwasaare hore Dr Abdiweli Maxamed Cali Gaas, Farshaniste Amiin Arts, Masuuliyiin Sport [...]

May 19th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Branislav Ivanović oo sheegay in uusan jirin gool ugu fiican kii xalay u saamaxay guusha koobka Yurub + video

Ivanovic1

Branislav Ivanović ayaa loo aqoonsaday in uu ahaa man of the Match ama laacibka kullankii xalay ee Chelsea ay ku hanatay koobkii Yurub kadib markii uu kooxdiisa u dhaliyay goolkii guusha xili waqtiga dheeraadka la gudda galay. Chelsea ayaa noqtay kooxda Yurub ee si isku xigta ugu guulaysatay labada koob ee ugu waa weyn koobabka [...]

May 16th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Manchester City oo shaqada ka burisay tababare Reberto Mancini.

Mancini

Manchester City ayaa shaqada ka saartay tababaraha kooxda Roberto Mancini kadib markii wax guul ah uu u keeni waayay sanadkaan oo horyaalkiina ay ka qaadeen Manchester United, Guuldaro xanuun badana ay ka soo gaartey kooxda Wigan Ciyaartii kama dambeynta ee koobka FA Cup oo halkaas ay ku waayeen iyo sidoo kale Champions leage oo ay [...]

May 14th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Laacibka Ribery oo wayay meel uu kaga baxsado Khamri kedib dabaaldagi guusha .+Daawo Video

rebry

Kooxda Kubada cagta ee Bayer Muinch ayaa u dabaal degtay maalintii shalay ahed guusheedi 22 ee ka garto horyaalka dalka Jarmalka Bunduslieage , dhamaan laacibiinta kooxda ayaa u dabaaldegayay farxada ay ka gaareen horyaalka iyaga oo iskugu hambalyeeynayay siyaabo kala duwan. Laacibka Muslimka ah ee lagu magacaabo Ribery balse magaca isaga bedelay kedib markii uu [...]

May 12th, 2013 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Walaalaha ku caan baxay Ciyaaraha tennis ka ee Venus iyo Serena Williams oo laga sameeyay barnamij xiisa badan + video iyo sawirro

wilams

Filim Documentary ah oo laga sameeyay gabadhaha walaalaha ah ee ku caan baxay Ciyaaraha tennis ka ee Venus iyo Serena Williams ayaa si hor dhac ah loo soo bandhigay  iyadoo inta badan diirada lagu saarey waqtiyadii ugu fiicnaa ee Williams ay hogaaminayeen Ciyaaraha tenniska. Waxaa filimka ka muuqda Venus iyo Serena oo da, ahaan aad [...]

May 11th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Sir Alex Fergusom: Waan jeclaa in aan shaqada sii wado balse waqtigaa ii run sheegay + videos

sir1

Tababaraha rugcadaaga Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ka fariistay shaqada tababare ee uu u hayay kooxda kubada cagta ee Manchester United. Sir Alex ayaa 26 sano iyo bar soo ahaa tabaraha kooxda  ayaa waxaa laga hayaa in uu yiri waan jeclaa in aan sii ahaado tababaraha balse waqtigaa ii run sheegay balse qeybta tababarka [...]

May 10th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Manchester United oo xaqiijisay in David Moyes uu badelayo tababaraha howlgabka noqday ee Sir Alex

moyes1

Manchester United ayaa xaqiijisay in David Moyes uu badelayo tabaraha howlgabka noqday ee Sir Alex Ferguson, waxa uuna shaqada la wareegayaa marka uu dhamaado xili ciyaareedka gabebagabada ah ee Man United ay qaaday isagoo aanan idlaan. Markii si lama filaan ah uu ugu dhowaaqay tababare Ferguson in uu shaqada ka fariisanayo ayaa islamarkiiba waxaa soo [...]

May 9th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Manchester United oo si rasmi ah u shaacisay in Sir Alex Ferguson uu ka fariisanayo shaqada .

alex

Tababaraha rugcadaaga  Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ka fariistanayo shaqada tababare ee uu u hayay kooxda kubada cagta ee Manchester United. Sir Alex ayaa 26 sano iyo bar  soo ahaa tabaraha kooxda asiga oo gaarsiiyay guulo wanaagsan , 71 jirkan ayaa ku guulestay horyaalo farabadan iyo koobab intii uu ahaa macalinka kooxda Man untited. [...]

May 8th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Netherlands: Ajex oo markii 32 aad qaaday horyaalka kubada Cagta Holland ee Eredivisie + videos

EREDIVISIE AJAX WILLEM II

Kooxda Kubada Cagta Amsterdam ee Ajex ayaa Axadii shalay ku guulaysatay horyaalka kubada cagta Dalka Netherlands ee Eredivisie kadib markii Naadiga ka dhisan Magaalada Tilburg ee Willem II oo marti u aheyd ay kaga badisay 5 gool iyo waxba. Koobka horyaalka ee ay qaaday ayaa waxa uu u noqday kii 32 aad ee ay ku [...]

May 6th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Man United oo Heshiis cusub la galayso Wayne Rooney

rooney

ManChester United ayaa qorsheysatay in Wayne Rooney ay u bandhigto heshiis afar sano ah oo cusub marka uu dhamaado xili ciyaareedkan gabagabada ah. Xidiga Ingiriiska oo labo sano ay ugu dhiman tahay heshiiska uu hada kula joogo Man United oo todobaadkii uu mushaar ahaan ugu qaato 250,000 ayaa la doonayaa in lagu celiyo kooxda kadib [...]

May 2nd, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »