Fogaan Arag » Caafimaadka

Netherlands: 18 Haween oo loo malaynayo in ay u dhinteen isticmaalka daawada Diane-35 Pills
Sideed iyo taban Haween oo u ku dhaqan Dalka Netherlands ayaa loo malaynaa in ay u dhinteen dhibaato ka soo gaartay daawooyinka looga hortago nabarada ka soo baxa wajiga, luqunta iyo uurka.

Daawada ay isticmaaleen oo loogu yeero Diane-35 Pills ayaa ah kaniiniyaal loo isticmaalo ka hortaga Uurka iyo daweynta nabarada ka soo baxa wajiga iyo luqunta sida ay sheeciyeen quburo ku taqasustay side-Effect ama xanuunka dadban ee ay leeyihiin daawooyinka

The Lareb laboratory oo ah Quburo ku taqasusay xanuunka dadban ee dawooyinka ay keenaan ayaa sheegay in bilowgii sanadkaan ay soo gaareen 621 cabasho oo ku saabsan Diane-35, iyadoo 388 cabsho oo ka md ah cabashooyinkaasina ay aad ugu xanaaqsanaayeen dhibka ay u keentay Daawadaas.

Dad badan oo ka mid ah kuwa ka cabanaya ayaa dib u qooraansaday sanado badan oo hore oo dhibaatada dadban ee Diane 35 la soo dhibtoonayay muddo badan, iyadoo saraakiisha caafimaadka dalka Netherlands laga dhowrayo in ay ka soo saaraan warbixin dhab ah oo ku saabsan xanuunka dadban ee dhacay.

122 qof oo ka mid ah dadka ka cabanayo daawadan ayaa sheegay in loogu qoray in ay ugu hortagaan Uurka, iyadoo waliba si dhab ah aanan loo ansixin daawadan in loo isticmaali karo ka hor taga uurka.

160,000 oo haween ah oo ku dhaqan Netherlands ayaa la aaminsan yahay in ay isticmaaleen Diane-35, oo badankooda loogu qoray in ay isaga daweeyaan nabarada ka soo baxa wajiga.

Fogaan Arag News

Daraasad: Boorsooyinka gacanta haweenka oo la sheegay in ay xambaarsan yihiin jeermis ka badan midka fadhiga Musqulaha.
Boorsooyinka Gacan ee haweenka ayaa la sheegay in ay ka Bacteria ama jeermis badan yihiin fadhiga Musqulaha sida lagu shaaciyay Daraasad lagu soo ogaaday.

Daraasada la sameeyay ayaa lagu xaqiijiyay in shantii boorso ee ka mid ah kuwa gacanta ee haweenka ay xambaarsan yihiin jeermis ku filan in uu qalqal galiyo caamimaadka bani Aadamka.

Jeermiska la socda Boorsooyinkaasi oo la sheegay in ay ka dhashaan ama ay keenaan shayaasha yar yarka ee la isku qurxiyo ee haweenka ay ku sitaan Boorsooyinka ayaa shayga ugu jeermiska badan waxa uu yahay Creamka gacmaha oo laga helay jeermis ka baddan midka saaran fadhiha musqulaha.

Rooseetada iyo kuwa la marsado timaha yar ee baarka indhaha ayay daraasada ku sheegtay in ay dhaamaan Creamka gacmaha ama ka jeermis yaryihiin.

Tijaabada lagu ogaaday jeermiskaan la socda boorsooyinka gacanta haweenka oo ay fuliyeen Initial Washroom Hygiene oo ah koox ku shaqeysa nadaafada ayaa shaaca looga qaaday in boosooyinka ka sameysay maqaarka ay yihiin kuwa u sahla Bacteria qaabka ay ku sii bataan oo ay ugu faafi karaan meelo kale.

Cilbaarayaasha ayaa ku taliyay in haweenka ay si joogta ah ugu nadiifiyaan gacmahooda iyo boorsooyinkoodaba daawooyinka ama jelka dila jeermiska ee gacmaha la marsado si ay ugu hortagaan wasaqda jeermiska ee u soo gudbaysa.

Peter Barratt oo ka tirsan cilmibaarayaasha ayaa sheegay in boorsooyinka gacanta ay yihiin kuwa marwalba la isticmaalo sidaas darteed ay si joogta ah u soo gudbin karaan jeermiska, waana qatar weyn oo halis ku ah caafimaadka, gaar ahaan boorsooyinka aanan si joogta ah loo nadiifin.

Fogaan Arag News

Angelina Jolie oo galayso qaliin ay ugu hortagayso Cancerka ku dhaca Naasaha + video iyo Sawirro
Angelina Jolie oo ah Actarad lagu yaqaano in ay ka hadasho waxyaabaha iyada quseeya ayaa markii ugu horeysay daaha ka qaaday arin si gaar ah u ay go,aansatay oo ah in galayso qaliin dhinaca naasaha iyo xubinta ugxanta sameysa ee jirkeeda kadib markii ay ogaatay in jirkeeda uu ku jiro BRCA1 genes oo ah hinda side kordhiya qatarta naasa weynaadka iyo Cancerka ku dhaca xubinta ugxanta haweenka.

”Dhaqtarkayga ayaa qiyaasay in 87 boqolkiiba aan qatar ugu jiro Cancer ka naasaha iyo 50 boqolkiiba Cancerka xubinteeda ugxanta sameysa, inkastoo qatarta ay ku kala duwan yihiin haweenka” waxa ay sidaasi ku qortay Wargeyska New York Times cadadkiisii maanta soo baxay waxa aynta intaasi ku dartay oo ay tiri ”markii aan oogaaday ayaan go,aansaday in aan ka hortago si aan u yareeyo ilaa inta aan owoodo” ayay tiri.

Jolie oo 37 jir ah ayaa hooyadeed u waysay Cancer ka ku dhaca xubinta ugxanta sameysa ee haweenka 2007, waxaana ay faafaahisay lixdeeda caruur iyo saxiibkeed Brad Pitt ay ku taageereen go,aankeeda ay ku galayso qaliinka, waxaana hada ugu hadlaa in ay wax ka bartaan haweenka sideyda camal ah ayay tiri.

Angelina Jolie waa Actarad heer sare kaga jirta hollywood ka kuna guulaystay abaalmarinta filimada, iyadoo sidoo kale waayadaan si weyn ugu dhex muuqata mashaariicda caawinaada ah ee haweenka iyo caruurta.

Halkaan ka Daawo warka ay baahisay ee qaliinka ay galayso

<object width="425" height="279" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="src" value="http://cnettv.cnet.com/av/video/cbsnews/atlantis2/cbsnews_player_embed.swf" /><param name="scale" value="noscale" /><param name="salign" value="lt" /><param name="background" value="#333333" /><param name="allowfullscreen" value="true" /><param name="allowscriptaccess" value="always" /><param name="flashvars" value="si=254&&contentValue=50146770&shareUrl=http://www.cbsnews.com/8301-207_162-57584318/angelina-jolie-i-had-preventive-double-mastectomy/" /><embed width="425" height="279" type="application/x-shockwave-flash" src="http://cnettv.cnet.com/av/video/cbsnews/atlantis2/cbsnews_player_embed.swf" scale="noscale" salign="lt" background="#333333" allowfullscreen="true" allowscriptaccess="always" flashvars="si=254&&contentValue=50146770&shareUrl=http://www.cbsnews.com/8301-207_162-57584318/angelina-jolie-i-had-preventive-double-mastectomy/" /></object>

Fogaan Arag News

Daraasad: Barashada Luuqada oo ka soo bilaawata uurka ama ilmo galeenka + video
Koox saynisyahano ah oo isugu jira Mareykan iyo Swedish ayaa sheegay in ilmaha ay bilaawaan barashada luuqadooda hooyo inta aysan dhalan ee ay wali ku jiraan uurka ama ilma galeenka.

”Waxaan aragnay in ilmaha marka ay ku jiraan ilma galeenka gaar ahaan tobanka todobaad ee ugu dambeeya aysan wax maqlin oo kaliya balse ay xasuustaan, bartaana luuqadooda hooyo” sidaasi waxaa tiri Patricia Kuhl oo ka tirsan jaamacada Washinton qeybta barashada cilmiga maskaxda.

Waxaa horay loo ogaa in ilmaha ay aqoonsadaan codka hooyadood iyo dhawaqyada kale ee sida muusiga u dhaca inta aysan dhalan ee ay ku jiraan tobanka todobaad ee ugu dambeeyo hase ahaatee saynisyahano Mareykan iyo Swedish ayaa hada xaqiijiyay in ilmaha ay bartaan wax ka badan intaas.

Saynisyahanada ayaa daraasad ku sameeyay ilmo wiilal iyo gabdho isugu jira oo dhashay 30 daqiiqo ka hor, waxaana ay dhagaysiiyeen codad Egiriis iyo Swedish ah oo ay ku cadeeyeen in ay garan karaan iyo in kale.

Caruurta Mareykanka ah ayaa waxaa la maqashiiyay codad ama dhawaqyo swedish ah, waxaana ay aad u jaqeen ama u nuugeen banbiirada yar ee afka loo galiyo ee la midka ah kuwa caanaha lagu nuujiyo, caruurta Swedishkana sidoo kale waxaa la maqashiiyay codad Ingiriis ah iyana sidaasoo kale ayay sameeyeen.

Kadibna Saynisyahanada ayaa nuugista saa,id ah ee ilmaha ay nuugayaan barbiirada ku macneeyay in ay tahay isku day ay doonayaan in ay ku ogaadaan codadka ay maqlayaan oo ku noqotay luuqad ajanabi ku ah.

Waxa ayna cadeyn u tahay in ilmaha ay sameeyaan fal celin ay ka muuqato in ay u kala duwan tahay luuqadooda hooyo iyo luuqad kale taas oo macnaheeda ay tahay in ay fahmayaan kala duwanaanshaha waxa ay maqleen.

Ugu danbayn waxa ay ka digeen in waalidiinta aysan si gaar ah isugu dayin in ilmahooda ay luuqada sii baraan ka hor inta aysan dhalin waayo waxaa suuragal ah in aysan awood ahaan u dulqaadan karin isku day gaar ah oo luuqada lagu sii baraayo, ayay yiraahdeen.

Halkaan ka Daawo Qaabka Ilmaha loo maqashiiyay luuqadaha.

Fogaan Arag News

Finland iyo Congo DRC oo kala noqday Dalka ugu wanaagsan iyo kan ugu xun ee hooyo lagu noqdo
Dalka  ugu xun Aduunka ee Hooyo lagu noqdo ama lagu dhalo waa dalka Congo DRC halkaas oo 30 kii haween ah ee ku dhalo midkood ay u dhimato qatar dhinaca uurka iyo dhalmada ah halka Dalka ugu wanaagsan Caalamka uu yahay Finland oo qatarta dhinaca dhalmada ay tahay hal 12,200 kii haween ahba, sida lagu daabacay daraasad cusub oo laga sameeyay.

Daraasadaan oo maanta ay soo saartay hay,ada save the Children ayaa waxaa qeyb ka ah maalinta cusub ee hay,ada ay u aqoonsatay halista Maalinta dhalmada Aduunka, iyadoo 186 dal oo caalamka ay ku tartansiisay midka ugu wanaagsan ama ugu xun ee lagu noqdo hooyo, dalalaka Afrika ee ka sareeya Saxaraha ayaa qeybta ugu hooseysa ka galay liiska.

Dalka Finland ayaa Noqday Dalka Koowaad ee ugu wanaagsan in hooyo lagu noqdo ama caruur lagu dhalo, waxaana si weyn ugu dhow oo waxyar oo farqi ah ay kaga hormartay Dalka Sweden oo kaalinta labaad ka galay liiska, iyadoo caruurta ku dhalata midkood uu  u dhinto halis dhinaca uurka la xiriira.

Dalalka Norway, Iceland, Netherlands iyo Denmark ayaa kaalimaha 3,4,5 iyo 6 kala galay sida ay u kala horeeyaan, iyadoo taas ay muujisay in ay wanaagsan tahay xaalada qatareed ee la soo gudboonaan karto hooyada caruurta ku dhasha dhamaan dalalkaasi.

Dalka Britain ayaa kaalinta 23 aad ka galay halka Mareykankana uu ka galay kaalinta 30 maad waana dalal waa weyn oo dhaqaale ahaan iyo hormar ahaanba kaalimaha hore kaga jira Aduunka.

Save The Children ayaa sheegtay in tobanka dal ee ugu sareeya liiska ay ku guulaysteen badanka waxyaabaha laggu qiimeynayay daraasada sida xaaladaha hooyooyinka, caafimaadkooda, waxbarashadooda iyo dhaqaalahoodaba.

Daraasada ayaa lagu sheegay in saddex malyan oo caruur ah ay aduunka ku dhintaan sanad walba gaar ahaan inta ay ku jiraan bisha ay dhashaan, waxaana badankood ay sababsadaan waxyaabo laga hortagi karo ayaa lagu yiri daraasada, badankoodna waxa dhintaan malainka ugu horeeya ee noloshooda.

Halkaan ka daalaco tobanka dal ee ugu sareeya liiska

1. Finland

2. Sweden

3. Norway

4. Iceland

5. The Netherlands

6. Denmark

7. Spain

8. Belgium

9. Germany

10. Australia

Full study, in English (PDF) »

Fogaan Arag News

Howlaha Isbitaalka Madiina oo lagu qiimeeyo Amaanka Magaalada Muqdisho + video
Aqaasimaha Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in Xaalada Magaalada Muqdisho ay ka fiican tahay sidii hore waxaana ka garanaa qaab socodka shaqada Isbitaalka iyo bukaanada dhaawaca ah ee na soo gaaro, waayo waxa aan Cisbitaalka u isticmaalaa Thermomitir aan ku qiimeyno amaanka Magaalada oo hadii amaanka uusan fiicneyn waxaa naloo keenaa qofkasta ee ku soo dhaawacma rasaasta, qaraxyada, duqeymaha iyo dhamaan waxkasta oo loo adeegsado dagaalka.

Waxaa jira Cisbitaalo kale oo dadka la geeyo hadana sidaasay tahay waxaa inta badan dadkaasi marka dambe loo gudbiyaa Cisbitaalka Madiina sida uu sheegay Agaasimaha Cisbitaalka Dr Maxamed Yuusuf.

Tirada dadka dhaawacyada qaba ee la geeyo Isbitaalka ayaa aad hoos ugu dhacay iyadoo taas ay tusaale fiican u tahay Amaanka Muqdisho oo ka fiican sidii ay ahaan jirtay sanad ilaa labo sano ka hor.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Warbixinta laga sameeyay Isbitaalka.

Fogaan Arag News

Sweden: Hilibka Kebabka ee laga isticmaalo Malmo oo la ogaaday in uu ka mid yahay Hilib Doofaar
War maanta ka baxay TV4 Sweden ayaa waxaa lagu sheegay in baaris daba gal ah oo Tv gaasi uu sameeyay ay ku ogaadeen in hilibka kebabka ee ay iibiyaan Maqaayadaha Magaalada Malmo ee Dalkaasi Sweden lagu dhex sameeyay hilibka Doorfaarka, sidaasna looga iibiyo macaamiisha iyagoo aanan ka warqabin.

Badanka Hilibka kebabka ee la ogaaday in uu ka mid yahay hilib doofaar ayaa waxaa laga iibsadaa shirkada jumlo ahaanta u bixisa ee Gourmetpoolen oo 18 boqolkiiba hilibka ay iibiso uu yahay midka doofaarka

Qof u hadlay shirkadaasi ayaa sheegay in hilibka ay ka soo qaataan shirkad laga leeyahay Dalka Romania, waxayna u qeybiyaan ilaa iyo 20 macmiil oo ay ku leeyihiin gobolka koonfurta Sweden ee Skåne

Mid ka mid ah dadka Hilibka Kebabka ku iibiya banaanka oo la hadlay TV4 ayaa sheegay in badeecadooda hilibka Kebabka ay ku suuq galiyaan in boqolkiiba Boqol uu ka sameysan yahay hilib lo, balse waa masiibo weyn hadiiba lagu dhex sameeyay hilib doofaar waayo waan cunaa markasta, ayuu yiri.

Hadaba Muslimiinta ku nool Magaalada Malmo ayaa aad ugu naxay Markii ay maqleen warka lagu shaaciyay in tobbankii humbergerba saddex ka mid ah ay ku lifaaqan yihiin hilib doofaar.

Fogaan Arag News

Haweenay Caafimaad qabta hadana Miisaankeeda uusan kordhaynin + video
Lizzie Velasquez waa haweenay 21 jir ah oo marnaba uusan kordhaynin miisaankeeda, waxaana ay u muuqataa qof jiran oo ay hayso nafaqo daro baahsan hase ahaatee waxaa layaab kuugu noqonayso in aysan qabin xanuunka anorexic oo ah xanuun maskaxeed qof u diida cuntada.

Waxa la daris ah marxalad naadir ah oo u diidaysa in miisaankeeda kordho sidaas darteed waxa ay u dhuuban ilaa xad aanan macquul aheyn maqaarkeedana uu u laalaaban yahay sida qof fuuq baxay.

Inkastoo ay cunto raashiin Caloriinka uu ku badan yahay 15-20 kii daqiiqaba hadana waa sideeda oo waxa miisaankeeda uu yahay sidii uu ahaa markii sideed jir ay aheyd hadana waa 21 jir.

Dhaqaatiirta arkay marxalada ay ku jirto Lizzie ayaa wali fahmi la, dhibka haysta iyo in waligeed ay sidaas sii ahaanayso iyo in kale, hase ahaatee waxa ay sheegeen in horay loo arkay labo mar haween sideeda camal ah oo miisaankooda uusan kordhin, mid waxa ay ku nooshahay Britain halka mida labaadna ay ku nooshahay Mareykan.

Lizzie Velasquez ayaa sheegay in waqtiga ugu adkaa ee soo maray uu ahaa markii Muuqaalkeeda ay ka aragtay Youtube, iyadoo lagu tilmaamayo qofka ugu foosha xun aduunka.

Inkastoo Lizzie ay la dhibaataysan tahay marxalada haysato hadana waxa ay si weyn u wadataa nolosheeda, waxa ay dhigataa jaamacad ku taallo Texas, waxaana ay rajaynaysaa in ay noqoto qof cod kar ah oo hadalka wax ku badesha.

Halkaan Ka Daawo Barnaamijka laga sameeyay Lizzie Velasquez

Fogaan Arag News

Dr Xaawo Cabdi oo wax ka badashay nolosha 90,000 oo qof + video
Dr Xaawo Cabdi oo ka mid ah shaqsiyaadka Soomaalida ee magac iyo qadarin ka dhaxlay doorka ay ka geysatay caawinaada shacabka Soomaalida gaar ahaam mudadii 22 ka sano ee rashadaha iyo dowlad la,aata ay ahaayeen ayaa u warantay hay,ada Democracy NOW oo ay ka wareystaan waxyaabo badan oo ka mid tahay Afduub ay hada ka hor ay u geysteen kooxda Al shabaab intii ay gacanta ku hayeen Magaalada Muqdisho.

Waxa ayna sheegtay in ay aheyd wax aysan ka filanaynin maadaama howlaheeda ay ahaayeen kuwa aanan shaqo ku laheyn siyaasad ee ay ahaayeen kuwa lagu gargaarayay shacabka dhibaataysan gaar ahaan hooyooyinka iyo dhalaanta ku dayacnaa gudaha Dalka oo Dr xaawo ay wax ka badashay nolosha haweenkka iyo dhalaanka Soomaaliyeed tan iyo markii ay bilowday barnaamijka ay ku gargraarayso haweenka.

Waxa sidoo kale ay sheegtay in Al shabaab ay ka raali galiyeen afduubka ay u gaysteen iyagoo warqad qoraal raali galin ah ka soo daba diray markii ay soo daayeen.

Dr Xawo Cabi oo sanadkii hore ku guulaysatay bilada nabada ee  ayaa soo saartay buuq ay ugu magacdaartay Keeping hope Alive ayaa Barnaamijka ay kala qeyb gashay gabadheeda Dr Deego Maxamed ayaa sidoo kale ka hadlay wixii ay ka ogaayeen howlgalkii rajo celinta ee 1993 kii ay Soomaaliya ku tageen dalal badan oo caalamka ah gaar ahaan iska hor imaadkii Ciidamada Mareykanka ay la galeen taageerayaashii General Ceydiid ee markii dambe looga gubay Diyaarada Blackhawk iyo askartii kala dhimatay.

Dr Xaawo oo Hooyadeed ka caawinaysay wareysiga lala yeeshay ayaa iyana sidoo kale ka hadashay aragtideeda ku aadan mar xaladihii kal duwana aee Soomalaiya ay soo martay iyo dadaalka ay hooyadeed ku bixisay in ay badbaadiso haweenka iyo dhalaanka iyadoo u dabar adeegtay dagaalada iyo fowdada joogtada ah ee ay la kulmaysay.

Halkaan Ka Daawo Dr Haawo Cabdi iyo Gabadheeda Dr Deqo Maxamed

Fogaan Arag News

Haweenaydii ugu horaysay Caalamka ee lagu xiro Ilmo galeen qof dhintay oo Uur yeelatay + video
Haweeney u dhalay Dalka Turkiga oo lagu magacaabo Derya Sert oo dhalatay iyadoo aanan laheyn ilma galeyn ayaa lagu guuleystay in lagu xiro Ilmagaleen laga soo furay haweeney kale oo dhimatay iyadoo kadibna la xaqiijiyay in ay leedahay uur laba todobaad ah sida uu sheegay Dhaqtarkeeda.

Gabadhaan oo ah 22 jir ayaa markii hore lagu guuleystay in loo sameeyo ilma galeenka looga soo qaaday haweeney markaas uu dhimatay iyadoo kadibna qaab bacrimin ah loogu talaalay ugxan iyo shahwaad iswadata oo u suurta galisay in ay yeelato laba todobaad oo uur ah.

Dhaktarka ku guuleystay arintaan aanan horay ugu dhicin caalamka oo lagu magacaabo Mustafa Unal ayaa warbaahinta u sheegay in ay ku guuleysteen isku daygoodii ahaa in ay ilma galeen u sameeyaan haweenaydan oo dhalatay iyadoo aanan laheyn wax ilma galeen ah kadibna ay qaaday uur laba todobaad ah.

Hase ahaatee waxa uu muujiyay in wali ay si gaar ah isha ugu hayaan maadaama ilma galeenka loo sameeyey uu yahay mid laga soo qaaday haweenay dhimatay, balse gabadha way fiican tahay caafimaad ahaan ayuu yiri.

Sert ayaa lagu qeexay in ay tahay mucjiso caafimaad kadib markii ay noqotay haweenaydii ugu horay aduunka ee lagu guulaysaty in ay hesho ilma galeen laga soo qaaday haweenay dhimatay, iyadoo qaliinkaasina uu dhacay bishii August ee sanadkii 2011.

Sert ayaa ku dhalatay iyadoo aanan laheyn wax ilma galeen ah, waana xaalad naadir ah oo lagu arko qof ka mid ah 5,000 ee haween ah ee caalamka ku dhasha, iyadoo kadibna dhaqtarkeeda uu sugay 18 bilood markii uu u sameeyey ilma galeenka laga soo qaaday qofka dhintay si loogu talaalo ilmo.

Gabadhaan ayaa waxaa ka horeeyay gabar kale oo u dhalatay Dalka Sacuudiga oo sanadkii 2000 lagu rakibay ilma galeen ay ugu deeqday haween kale oo nooleyd balse lagu guuldaraystay in laga gaaro ujeedadadii laga lahaa.

Filimkaan waa Markii lagu xiray Ilma Galeenka looga soo qaadaay Haweenayda dhimatay 2011

Fogaan Arag News