Home » Caafimaadka You are browsing entries filed in “Caafimaadka”

Netherlands: 18 Haween oo loo malaynayo in ay u dhinteen isticmaalka daawada Diane-35 Pills

Diane 35

Sideed iyo taban Haween oo u ku dhaqan Dalka Netherlands ayaa loo malaynaa in ay u dhinteen dhibaato ka soo gaartay daawooyinka looga hortago nabarada ka soo baxa wajiga, luqunta iyo uurka. Daawada ay isticmaaleen oo loogu yeero Diane-35 Pills ayaa ah kaniiniyaal loo isticmaalo ka hortaga Uurka iyo daweynta nabarada ka soo baxa wajiga [...]

May 18th, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Daraasad: Boorsooyinka gacanta haweenka oo la sheegay in ay xambaarsan yihiin jeermis ka badan midka fadhiga Musqulaha.

women bag1

Boorsooyinka Gacan ee haweenka ayaa la sheegay in ay ka Bacteria ama jeermis badan yihiin fadhiga Musqulaha sida lagu shaaciyay Daraasad lagu soo ogaaday. Daraasada la sameeyay ayaa lagu xaqiijiyay in shantii boorso ee ka mid ah kuwa gacanta ee haweenka ay xambaarsan yihiin jeermis ku filan in uu qalqal galiyo caamimaadka bani Aadamka. Jeermiska [...]

May 15th, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Angelina Jolie oo galayso qaliin ay ugu hortagayso Cancerka ku dhaca Naasaha + video iyo Sawirro

jolie

Angelina Jolie oo ah Actarad lagu yaqaano in ay ka hadasho waxyaabaha iyada quseeya ayaa markii ugu horeysay daaha ka qaaday arin si gaar ah u ay go,aansatay oo ah in galayso qaliin dhinaca naasaha iyo xubinta ugxanta sameysa ee jirkeeda kadib markii ay ogaatay in jirkeeda uu ku jiro BRCA1 genes oo ah hinda [...]

May 14th, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Daraasad: Barashada Luuqada oo ka soo bilaawata uurka ama ilmo galeenka + video

unborn2

Koox saynisyahano ah oo isugu jira Mareykan iyo Swedish ayaa sheegay in ilmaha ay bilaawaan barashada luuqadooda hooyo inta aysan dhalan ee ay wali ku jiraan uurka ama ilma galeenka. ”Waxaan aragnay in ilmaha marka ay ku jiraan ilma galeenka gaar ahaan tobanka todobaad ee ugu dambeeya aysan wax maqlin oo kaliya balse ay xasuustaan, [...]

May 11th, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Finland iyo Congo DRC oo kala noqday Dalka ugu wanaagsan iyo kan ugu xun ee hooyo lagu noqdo

MDG : World’s Mothers report : DRC the worst country for childbirth

Dalka  ugu xun Aduunka ee Hooyo lagu noqdo ama lagu dhalo waa dalka Congo DRC halkaas oo 30 kii haween ah ee ku dhalo midkood ay u dhimato qatar dhinaca uurka iyo dhalmada ah halka Dalka ugu wanaagsan Caalamka uu yahay Finland oo qatarta dhinaca dhalmada ay tahay hal 12,200 kii haween ahba, sida lagu [...]

May 7th, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Howlaha Isbitaalka Madiina oo lagu qiimeeyo Amaanka Magaalada Muqdisho + video

Dr Yuusuf

Aqaasimaha Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in Xaalada Magaalada Muqdisho ay ka fiican tahay sidii hore waxaana ka garanaa qaab socodka shaqada Isbitaalka iyo bukaanada dhaawaca ah ee na soo gaaro, waayo waxa aan Cisbitaalka u isticmaalaa Thermomitir aan ku qiimeyno amaanka Magaalada oo hadii amaanka uusan fiicneyn waxaa naloo [...]

April 30th, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Sweden: Hilibka Kebabka ee laga isticmaalo Malmo oo la ogaaday in uu ka mid yahay Hilib Doofaar

malmo

War maanta ka baxay TV4 Sweden ayaa waxaa lagu sheegay in baaris daba gal ah oo Tv gaasi uu sameeyay ay ku ogaadeen in hilibka kebabka ee ay iibiyaan Maqaayadaha Magaalada Malmo ee Dalkaasi Sweden lagu dhex sameeyay hilibka Doorfaarka, sidaasna looga iibiyo macaamiisha iyagoo aanan ka warqabin. Badanka Hilibka kebabka ee la ogaaday in [...]

April 24th, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Haweenay Caafimaad qabta hadana Miisaankeeda uusan kordhaynin + video

Lizzie

Lizzie Velasquez waa haweenay 21 jir ah oo marnaba uusan kordhaynin miisaankeeda, waxaana ay u muuqataa qof jiran oo ay hayso nafaqo daro baahsan hase ahaatee waxaa layaab kuugu noqonayso in aysan qabin xanuunka anorexic oo ah xanuun maskaxeed qof u diida cuntada. Waxa la daris ah marxalad naadir ah oo u diidaysa in miisaankeeda [...]

April 23rd, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Dr Xaawo Cabdi oo wax ka badashay nolosha 90,000 oo qof + video

dr xawo deqo

Dr Xaawo Cabdi oo ka mid ah shaqsiyaadka Soomaalida ee magac iyo qadarin ka dhaxlay doorka ay ka geysatay caawinaada shacabka Soomaalida gaar ahaam mudadii 22 ka sano ee rashadaha iyo dowlad la,aata ay ahaayeen ayaa u warantay hay,ada Democracy NOW oo ay ka wareystaan waxyaabo badan oo ka mid tahay Afduub ay hada ka [...]

April 17th, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Haweenaydii ugu horaysay Caalamka ee lagu xiro Ilmo galeen qof dhintay oo Uur yeelatay + video

derya-sert

Haweeney u dhalay Dalka Turkiga oo lagu magacaabo Derya Sert oo dhalatay iyadoo aanan laheyn ilma galeyn ayaa lagu guuleystay in lagu xiro Ilmagaleen laga soo furay haweeney kale oo dhimatay iyadoo kadibna la xaqiijiyay in ay leedahay uur laba todobaad ah sida uu sheegay Dhaqtarkeeda. Gabadhaan oo ah 22 jir ayaa markii hore lagu [...]

April 13th, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »