Fogaan Arag » Bulshada

Netherlands: Barnaamijka Take Me Out oo xalay lagala baxay Gabar Soomaali ah + video
Take Me Out oo ah Barnaamij Dating ama kuwa la isku geeyo ragga iyo haweenka oo tan iyo 2009 kii laga baahinayay TV ga RTL5 ee Dalka Netherlands ayaa xalay waxaa lagala baxay Gabar loo malaynayo in ay Soomaali tahay marka la eego Muuqaalkeeda iyo Magceedaba hase ahaatee aanan si dhab ah u xaqiijin karin Soomaalinimadeeda.

Macnaha Barnaamijka oo ah ILA BAX ama TAKE ME OUT ayaa waxaa wada Barnaamij soo saare kaftan iyo soo jiidasho badan waxa uuna ka mid yahay dadka caanka ah ee Netherlands iyadoo habeen walba 7 da fiidnimo iyo bar uu ka soo galo Tv RTL5 ayaa waxaa si saf ah u soo istaago goobta lagu qabanayo barnaamijka Haween badan oo magacyadoodana lagu qaro Boor kuwa qudbadaha laga jeediyo camal ah oo horyaala kadibna waxaa goobta lagu marti qaadaa wiil oo ka hadla waxa uu jecelyahay shaqadiisa,meesha uu ku nool yahay iyo in uu halkaas u imaaday in gabr uu kala baxo gabdhaha safan.

Waxaana Fursad loo siiyaa gabdhaha Saddex mar oo ay ku diidi karaan wiilka waxa ayna riixayaan badhan kor kaga yaala halka ay taagan yihiin oo macnaheeda ay tahay gabadha riixda oo midab guduud ah uu yeesho booska ay taagan tahay in ay diiday wiilkaasi halka qoftii aanan riixana ay muujinayso in ay rabto, waxaana badanaa isku soo hara laba ilaa saddex gabdhood oo marka dambe uu kala dooranayo wiilka.

Hadaba xalay ayaa waxaa lagala baxay goobta gabadha Soomaalida loo malaynaayo in ay tahay oo lagu magacaabo Nimco 18 jirna ah sida ka muuqato Barnaamijka, Nimco ayaa ugu dambeyn ay isku soo hareen gabar kale oo wiilka uu iyada ka doortay, waana gabgabada Barnaamijka oo habeen walba saddex wiil ay lagu marti qaado

Marka ay isla baxaan ayaa waxaa horay loo sii siiyaa Ticket ay ku dalxiis tagayaan gudaha Dalka halkaas oo meel ay waqti ku wada qaataan iyo dhamaan qarashaadkooda uu bixinayo barnaamijka in ay dalxiisayaan.

Barnaamijkaan ayaa sidoo kale waxaa uu ka jiraa dalal badan oo caalamka ah.

Guji linkigaan hoose si aad u Daawatid Barnaamijka Take me out

http://www.hebikietsgemist.nl/aflevering/151584/rtl-5/take-me-out/take-me-out-aflevering-40-.html

Fogaan Arag News

Netherlands: Qof ka mid ah todobadii Qof ee ku dhaqan dalka, ayay haysataa dhibaato lacageed oo ku riday Hurda la,aan + video
Qof ka mid ah todobadii Qof ee ku nool Dalka Netherlands ayaa qaba dhibaato lacageed oo ah in uusan bixin karin qarashaadka lagama maarmaanka u ah noloshiisa, iyadoo arintaasna ay hurdo la,aan ku riday kala bar dadka ay haysato, sida uu maanta baahiyay Tv RTL News.

Boqolkiiba 14 ka mid ah dadka degaanka ku leh Netherlands ayaa ku guuldaraysay in waqtiga laga rabo ay ku bixiyaan qarashaadkooda, iyadoo lacagaha caymiska caafimaadka ay ka mid yihiin waxyaabaha ay la daahaan oo goor dambe ay bixiyaan sida laga soo xigtay hay,adaha loo gudbiyo lacagaha la bixin waayay ee GGN ama Incasso.

Agaasimaha Hay,ada GGN Henk Keizer oo la hadlay Tv RTL ayaa sheegay in lacagaha Caymiska Caafimaadka ay yihiin qarashaadka ugu badan ee dadka aysan bixin waayadaan dambe iyagoo waliba taga xarumaha caafimaadka waxa uuna yiri

”Ma qabno in dadka aanan bixin Caymiskooda aysan helin wax daryeel caafimaad ah laakiin waxa in dadka aan ku wargelinaa in waajibaadkooda ay si wanaagsan ugu soo baxaan”

Dalka Netherlands oo ka mid ah dalalka Midowga Yurub ee lagu tilmaamo in ay ka badbaadeen dhaqaale xumida saameysay Aduunka ayaa hada laga dareemayaa hoos u dhac weyn oo dhinaca shaqada ah iyadoo dad badan oo shaqeysan jiray ay noqdeen shaqo laawayaal.

Waxaana hada badankood ay la dhibtoonayaan bixinta biilasha laga doonayo Bil walba oo ay ugu horeeyaan kirada Guryaha, caymiska Caafimaadka iyo heshiisyo kale oo ay badankood ku jiraan oo bilwalba ay tahay in ay bixiyaan lacago kale.

Waana waxa qasbaya in kala bar dadka ku dhaqan Dalka ay ku dhacdo Hurda,laan maadaama aysan haynin wax shaqo ah qarashkii laga rabay bilwalbana uu halkiisa taahan yahay.

Linkigan hoose Guji si aad u Daawatid Muuqaalka Warkaan

http://www.rtl.nl/xl/#/u/8b75e20e-03ab-474c-8934-f5fef38cd1b7

Fogaan Arag News

Ilmo yar iyo gaarigii lagu waday oo laga badbaadiyay wado train oo ay ku dhaceen + video
Magaalada Philadelphia ee Dalka Mareykanka ayaa waxaa ka dhacay Maanta arin naxdin iyo Murugo badneyd kadib markii haweeney wadatay gaariga caruurta oo ay u saarneyd gabar ay dhashay oo sanad iyo labo bilood jirtay ay kaga dhacday wadada trainka.

Haweenayda ayaa Halkaasi u tagtay in ay train ka raaco sida ka muuqatay Filimka ayaa iska ilowday in ay xirto fariinka gaariga kadibna si dareen la,aan ah isaga istaagtay, kadibna gaarigii oo ayaa si tartiib tartiib ah ugu dhaadhacay wadada trainka oo god ah halkaas oo gabadhii yareyd uu dhaawac dhinaca Madax ka soo gaaray.

Haweenayda dhashay gabadha oo mar dambe oo gaariga iyo gabadha ay ku dhaceen godka wadada trainka soo baraarugtay ayaa ka daba gashay oo soo gabatay gabdheeda una soo dhiibtay qof kale oo halkaas taagnaa.

Waxaa nasiib wanaag aheyd in wax train ah aysan ku soo jirin wadada oo sidaasi lagu badbaadiyay ilmaha yar.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Warkaan

Fogaan Arag News

Hogaamiye ka tirsan Mucaaradka Suuriya oo cunay wadnaha Askari dhintay + video
Mid ka mid ah Hogaamiyayaasha kooxaxa Mucaaradka Suuriya ayaa ku kacay ficil fool xun oo arxan daro ah kadib markii laga daawaday caalamka isagoo cunaya Wax lagu sheegay in ay ahaayeen wadnaha mid ka mid ah meydka Askarta Dowlada Suuriya ee ku dhintay Dagaalka kala dhexeeya Kooxaxa Mucaaradka.

Hogaamiyaha Mucaaradka ayaa laga duubay Muuqaal Video ah oo lagu baahiyay Caalamka isagoo Askariga Meydka ah ka jeexay xabadka oo  kala soo baxay Wadnaha kadibna oranaya sida tan ”Illaah aan ku dhaartee waxaan cunayaa wadnaha Askarta eeyahaada ah ee aad noo soo dirtay Bishaar” isagoo kadibna cunay gabal ka mid ah wax u muuqday wadnaha uu kala soo baxay meydka askariga.

Arintaan oo fadeexad weyn ku noqootay kooxaxa mucaaradka ayaa ah mid aan meelna ku banaaneyn, waayo qofka dhintay waxa uu xaq u leeyahay in la asturo, balse falka uu ku kacay hogaamiyaha oo magaciisa lagu sheegay Abu Sakar ahna sargaal magac ku dhex mucaaradka ayaa ah kii ugu horeeyay ee noocaan ah ee lagu arko dalka Suuriya inkastoo waxyaabo badan oo dil, barakicin iyo burbur isugu jira ay ka socdaan tan iyo markii ay kaceen kooxaxa mucaaradsan Xukumka Bishaar Al Asad.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalada warkaan

<object id="ep_1339" width="560" height="315" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0" bgcolor="#000000"><param name="allowfullscreen" value="true" /><param name="allowscriptaccess" value="always" /><param name="wmode" value="transparent" /><param name="src" value="http://i.cdn.turner.com/cnn/.element/apps/cvp/3.0/swf/cnn_embed_2x_container.swf?site=cnn&profile=desktop&context=embededition&videoId=world/2013/05/14/jamjoom-lok-syria-horrific-video.cnn&contentId=world/2013/05/14/jamjoom-lok-syria-horrific-video.cnn" /><embed id="ep_1339" width="560" height="315" type="application/x-shockwave-flash" src="http://i.cdn.turner.com/cnn/.element/apps/cvp/3.0/swf/cnn_embed_2x_container.swf?site=cnn&profile=desktop&context=embededition&videoId=world/2013/05/14/jamjoom-lok-syria-horrific-video.cnn&contentId=world/2013/05/14/jamjoom-lok-syria-horrific-video.cnn" allowfullscreen="true" allowscriptaccess="always" wmode="transparent" bgcolor="#000000" /></object>

Fogoaan Aran News

Maxaad kala socotaa waxa ugu badan ee ay hadal yahaan Haweenka Ingiriiska ? + video iyo Sawirro
Haweenka Dalka Ingiriiska ayaa bilahaan si weyn u hadal haya Uurka the Duchess of Cambridge ama Boqorada Cambridge ee Kate Middleton, iyagoo siyaabo kale duwan isugu daya in ay kala mid noqdaan uurka ay leedahay, sida caloosheeda ay u muuqato, xiliga ay dhalayso iyo nooca ilmaha ay wado intaba.

Kate oo ah marwada wiilka reer Boqor ee Price William ayaa sida qorshaha uu yahay waxa ay dhalaysaa 13 july ee sanadkaan, loomana maleeyo in waqtiga u harsan uu yahay wax ka yar bil iyo bar marka la eego sida uu u muuqdo Uurka ay sido.

Hadaba Haween badan oo u dhashay dalka Britain oo leh uur la mid ah midkeeda misana isku waqti ay yihiin ayaa maalin kasta ka soo muuqda warbaahinta iyagoo ku faraxsan in waqtiga iyo uurka ay kala siman yihiin Kate Middleton waxaana ay isku barbardhigaan in ay isaga eg yihiin qaabka caloosha ay u muuqato iyo in kale.

Natalie West oo 27 jir ah oo ka mid ah haweenka isku waqtiga ay yihiin Kate Middleton kana mid ah haweenka sida weyn isula meel dhiga kate ayaa tiri

”Waxaan mar walba ku kaftanaa in Boqorada Cambridge ay tahay qof ila tartamayso, waayo waxa aan dhalaynaa isku waqti, waxa aanan is alkumanay isku waqti, Arooskeenana waxa uu ahaa isku maalin, hadana waad aragtaan, waxaan ka siman nahay uurka oo hal waqti ayaan dhalaynaa, sidaas darteed ayaan mashquul ugu ahay maalin iyo saacad walba”

Frankly oo iyana ka mid ah haweenka uurka kala mid ah Kate ayaa sheegtay in Boqorada ay rajaynayso gabar halka iyana ay sugayso wiil hadana dadka waxa ay i dhahaan uurkaad waxa uu u eg yahay midka kate inkastoo keeda uu yahay mid cajiib ah oo aanan u muuqan inta bil ee uu yahay.

Haweenka ku nool Dalka Ingiriiska ee si un iskula meel dhiga uurka Kate ayaa aad u badan waxa ayna dhamaan ku faraxsan yihiin in ilmahooda uu dhalanayo isla maalinka gabar ku soo biireysa reer boqorka ingiriiska ay dhalanayso, waxaana ay u arkaan in ay tahay nasiib gaar ah oo ilmahooda iyo iyagana ay u yeesheen in isku waqti ay la dhalaan Boqorada Cambridge ee Dalka Ingiriiska.

Halkaan Ka Daawo Boqorada Cambridge ee Kate Middleton

<object width="560" height="416" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0" bgcolor="#FFFFFF"><param name="src" value="http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f8/1418452869" /><param name="flashvars" value="videoId=2330370209001&linkBaseURL=http%3A%2F%2Fwww.dailymail.co.uk%2Ffemail%2Farticle-2324586%2FKate-Middletons-baby-bump-photos-How-pregnant-bellies-compare-Duchess-Cambridges.html&playerId=1418452869&viewerSecureGatewayURL=https://console.brightcove.com/services/amfgateway&servicesURL=http://services.brightcove.com/services&cdnURL=http://admin.brightcove.com&domain=embed&autoStart=false&" /><param name="base" value="http://admin.brightcove.com" /><param name="seamlesstabbing" value="false" /><param name="swliveconnect" value="true" /><param name="pluginspage" value="http://www.macromedia.com/shockwave/download/index.cgi?P1_Prod_Version=ShockwaveFlash" /><embed width="560" height="416" type="application/x-shockwave-flash" src="http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f8/1418452869" flashvars="videoId=2330370209001&linkBaseURL=http%3A%2F%2Fwww.dailymail.co.uk%2Ffemail%2Farticle-2324586%2FKate-Middletons-baby-bump-photos-How-pregnant-bellies-compare-Duchess-Cambridges.html&playerId=1418452869&viewerSecureGatewayURL=https://console.brightcove.com/services/amfgateway&servicesURL=http://services.brightcove.com/services&cdnURL=http://admin.brightcove.com&domain=embed&autoStart=false&" base="http://admin.brightcove.com" seamlesstabbing="false" swliveconnect="true" pluginspage="http://www.macromedia.com/shockwave/download/index.cgi?P1_Prod_Version=ShockwaveFlash" bgcolor="#FFFFFF" /></object>

Fogaan Arag News

Halkaan ka Daawo Somali Channel oo su,aalo adag dul dhagay Faysal Cali waraabe + video
Hogaamiyaha Xisbigga Mucaaradka Somaliland ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa Dowlada Somaliland ku eedeeyay Aqoon daro Baahsan kadib markii Wasiirka warfaafinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur Timo Cad uu faysal ku eedeeyay in uu si gaar ah oo hoose ula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan sheekh Maxamuud.

Faysal Waraabe oo faafaahiyay kulanka uu la qaaday Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu ahaa salaan oo kaliya maadaam ay yihiin dad wax badan ay ka dhexeeyaan waxaana ugu tagay meesha Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ay xaflada ku lahaayeen halkaas oo aan isku salaanay kuna kaftanay ayuu yiri.

Waxa kaloo uu sheegay in Dowlada Somaliland aysanba ogeyn in uu yahay xisbi mucaarad ah oo leh siyaasad gaar u ah cidna aysan ka joojin karin qofka ay la kulmayaan, hadalka wasiirka warfaafinta uu igu eedeynayana waxaa laga garanaa aqoondarada baahsan ee haysata ayuu yiri.

Waxa uu intaasi ku daray in doonayaan in kaligood ay la kulmaan hadii ay yihiin xisbiga talada haya ayuu yiri, waxa ay ka xunyihiin in aan la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya ayuu raaciyay hadalkiisa.

Mudane Faysal Cali waraabe ayaa sidoo kale sheegay in dadka Somaliland ay kaga kolsoon yihiin kuwa talada haya oo ay ku dhahaan naga ilaali kuwaan marka lala shirayo Soomaaliya taasna waxa ay muujinaysaa qiimaha xisbigeena ay u leedahay Somaliland ayuu yiri.

Dowlada Somaliland ayaa Faysal si kulul ugu eedeysay in uu kulan gaar ah oo uusan cidna kala tashan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya sidaas darteedna ay tahay in shacabka Somaliland ay isha ku hayaan waxa uu damacsan yahay guddoomiyaha mucaaradka kulmiye.

Halkaan Ka Daawo Wareysiga Faysal ee Somali Channel

Fogaan Arag News

Australia: Soomaalida oo bilaaway in ay ka hor tagaan fariimaha Shabaab ay ku duufsadaan dhalinyarada + video
Jaaliyada Soomaaliya Dalka Australia ayaa Magaalada Sydney ka bilaaway barnaamij ay ugu hortagayaan fikirka xagjirnimda ee lagu duufsan karo dhalinyarada da,da yar ee ku dhaqan dalkaasi Australia waxa ayna adeegsanayaan fariimo dhinaca wanaagsan ah oo ay isu marinayaan aaladaha xiriirka dadweynaha.

Hogaamiyayaasha Diinta iyo dhalinyarada ayaa si wada jir ah isugu kaashaday Guddiga ka shaqeeya isku xirka jaaliyada oo fariimo wanaagasan ay ugu dirayaan ama ugu tusaalaynayaan dadka da,da yar ee laga yaabo in ay u hanqal taagayaan ka mid noqoshada kooxaxa argagaxisada ah ama kuwa horay u galay si ay ugu tanaasulaan go,aanka ay qaateen.

Malik Osman oo ah 24 jir la geeyayna dalkaasi Australia isagoo saddex jir ah ayaa horkacaya fariimaha lagu baahinayo Aaladaha xiriirka dadweynaha ee dhlinyarada lagu wacyi galinayo, isagoo ka hadlaya barnaamijka ay wadaan ayaa waxa uu yiri

”Waxa aan isku dayayno in aan sameyno ee aan ku dhex baahinayno bulshada Soomaalida waa in aan isku daynaa dhiirigalinta fariimaha wanaaga ee aan ugu hortagayno fariimaha qaldan ama aanan fiicneyn ee ka soo baxa qolyaha duufada dhalinyada”

Wadaad ka tisan misaajid ku yaalla Melbourne oo lagu magacaabo Sheikh Issa Musse ayaa isna sheegay in erayga shabaab uu yahay mid soo jiita dhalinyarada waxaana loola jeedaa dhalinyaro, sidaas darteed waa in la helaa wax looga hortagi karo soo jiidashada lagi sameynayo dhalainyarada ayuu yiri.

Barnaamijkaan ay bilaaween jaaliyada Soomaalida Australia ayaa ah mid loogu hortagaayo duufsashada dhalinyarada ee kooxda Al Shabaab ay Aaladaha lagu xiriiro u mariso dhalinyarada Dalka Australia oo Jaaliyada ay garowsatay in sida kaliya ee ay wax ugu qaban karaan ay tahay in ay isku xirnaadaan laga socdaan marin habaabinta dhinaca qadka ah ee Al Shabaab ay u soo marsiiyaan dhalinyarada islamarkaasna ay ugu jawaabaan fariimo dhinaca wanaaga iyo nabadgelyada ah.

Linkigaan hoose guji si aad u Muuqaalka warkaan

http://www.abc.net.au/news/2013-05-14/sense-of-belonging/4689686

Fogaan Arag News

Faysal Cali Waraabe oo Dowlada Somaliland si kulul ugu eedeeyay Aqoon Daro + video
Hogaamiyaha Xisbigga Mucaaradka Somaliland ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa  Dowlada Somaliland ku eedeeyay Aqoon daro Baahsan kadib markii Wasiirka warfaafinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur Timo Cad uu faysal ku eedeeyay in uu si gaar ah oo hoose ula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan sheekh Maxamuud.

Faysal Waraabe oo faafaahiyay kulanka uu la qaaday Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu ahaa salaan oo kaliya maadaam ay yihiin dad wax badan ay ka dhexeeyaan waxaana ugu tagay meesha Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ay xaflada ku lahaayeen halkaas oo aan isku salaanay kuna kaftanay ayuu yiri.

Waxa kaloo uu sheegay in Dowlada Somaliland aysanba ogeyn in uu yahay xisbi mucaarad ah oo leh siyaasad gaar u ah cidna aysan ka joojin karin qofka ay la kulmayaan, hadalka wasiirka warfaafinta uu igu eedeynayana waxaa laga garanaa aqoondarada baahsan ee haysata ayuu yiri.

Waxa uu intaasi ku daray in doonayaan in kaligood ay la kulmaan hadii ay yihiin xisbiga talada haya ayuu yiri, waxa ay ka xunyihiin in aan la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya ayuu raaciyay hadalkiisa.

Mudane Faysal Cali waraabe ayaa sidoo kale sheegay in dadka Somaliland ay kaga kolsoon yihiin kuwa talada haya oo ay ku dhahaan naga ilaali kuwaan marka lala shirayo Soomaaliya taasna waxa ay muujinaysaa qiimaha xisbigeena ay u leedahay Somaliland ayuu yiri.

Dowlada Somaliland ayaa Faysal si kulul ugu eedeysay in uu kulan gaar ah oo uusan cidna kala tashan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya sidaas darteedna ay tahay in shacabka Somaliland ay isha ku hayaan waxa uu damacsan yahay guddoomiyaha mucaaradka kulmiye.

Halkaan ka Daawo wareysiga Universal uu la yeeshay Faysal Cali waraabe

Fogaan Arag News

Netherlands: Mashruuc wado iyo tunnel kii ugu qarashka badnaa oo maanta la furay.
Qeyb cusub oo lagu balaariyay wadada A5 iyo tunnel cusub oo laga dhisay wadada biyaha hoostooda ah ee Amsterdam ee IJ ayaa Maanta la furay, waxaana ku baxay 160 malyan oo euro dhismaha halkii kilomitir.

Dhismayaasha wadada lagu kordhiyay iyo tunnelka ayaa la sheegay in ay ku baxday qarashkii ugu badnaa taariikhda dalka Holland ee dhismo lagu bixiyo, waxaana marka la isku geeyo lagu qiimeeyay wax ka badan 2bilyan oo euro, caadiyan wasaarada gaadiidka iyo wadooyinka ayaa ku bixin jirtay dhismayaasha wadooyinka 10 malyan ilaa 50 malyan halkii kilo mitir.

Ujeedada ka dambeysay balaarinta wadada A5/Coen tunnel ayaa ah in la yareeyo xiriiriya wadooyinka ama jaamka dib u dhaca keena oo aad ciriiri u noqda xiliyada shaqooyinka loo deg degayo ama laga soo rawaxayo.

Mashaariicda lagu hagaajinayo ama lagu kordhinayo wadooyinka kale oo ayaa lagu bixnayay qiimihii hore ee dhismaha wadooyinka loo qorsheeyay, waxaana hada laga warsugaa wadada iyo tunnelka qiimaha ugu sareeya ee taariikhda dalka holland lagu bixiyay iyo in ay u dhigmaan qiimaha la galiyay.

Fogaan Arag News

Netherlands: Mu,tamarkii sanadlaha Holland oo la soo gabagabeeyay + Sawirro
Mu,tamarkii Sanadlaha ee Mashaa,iqda Soomaalida iyo kuwa jaaniibta ee daaciyiinta ah ay ku wacyigaliyaan jaalida Soomaalida Holland iyo Nawaaxigeeda oo muda shan cisho ah ka socday Markazka Quba ee Magaalada Amsterdam ayaa shalay la soo gabagabeeyay.

Mu,tamarkaan oo ahaa kii 6,aad ee lagu qabto Dalka Holland ayaa Culimada ka wacdisay ay diirada saareen sida Bulshada Soomaaliyeed ee nool Qurbaha gaar ahaan kuwa Holland iyo Nawaaxigeeda ay u adkeyn lahaayeen iimaankooda islamarkaasna ugu qeyb qaadan karaan farida wanaaga iyo reebista munkarka.

Waxaana ay muujiyeen in diinta Islaamka ay tahay mid nabadeed oo marwalba muhiimada siisa dhowrista amaanka iyo wada noolaanshaha, iyagoo kula dardaarmay bulshada in ay iska jiraan waxkasta oo qalqal lagu galinayo iimaankooda hadii ahaan laheyn waxyaabaha bidcada ah ee diinta aanan sal iyo raad ku laheyn iyo dhamaqamada kale ee dadka ay la nool yihiin ee isku diinta aysan aheyn.

Mu,tamarkaan oo intii uu socday ay Maskazka Quba ku sugnaayeen dad badan oo kali kali iyo qos qoys ugu qeyb galay ayaa badankooda halkaasi aanan ka bixin oo maalintiina ku cibaadaysanayay habeenkiina seexanahay masjidka dhexdiida.

Waxaana la arkayay waalidiin iyo caruurtooda oo aad ugu faraxsan in halkaasi ay ku wada cinbaadeystaan taas oo tusaale fiican u ah in waalidka iyo ubadkaba ay ku xirmaan misaajidada oo ah meelaha ay ka shidaal qaataan umdaha Muslimiinta ah.

Muxaadarooyinkii Gabagabada ee Mu,tamarka laga soo jeediyay oo u badnaa dardaarin ayaa waxa halkaasi ka soo jeediyay Mashaa,ida kala ah Sh Maxamed Idiris oo bulshada ku dhiiri galiyay in ay wanaajistaan haweenkooda oo ah diirka nolosha oo hadii bulshada ay dayacaan haweenkooda ay la mid tahay dad dayacmay gabi ahaanba.

Waxa uuna si adag u sheegay in bulshada Soomaalida oo booqolkiiba Boqol ah ay yihiin bulshada kaliya ee haweenkooda u u ogolaada in ay safraan muxrim la,aan, waayo waxaad arkaysaa oday Islaantiisa ama wiil walaashiis safar u dirayo kaligeed, haweenkana ma socod safri karaan muxrim la,aan ayuu yiri.

Waxaa sidoo kale ka hadlay Munaasabadii gabagabada Sh Yuusuf Axmed oo isna ku dardaarmay in aanan lagu mashquulin waxa ka socda Soomaaliya ee laga fikiro sidii la isugu badbaadin lahaa dalalka qurbaha ee la joogo waayo halkaas Soomaaliya ayuu ka wadaa waxa jooga rag iyagaana ka tashanaya sida ay u noolaanayaan idinkase halkaan ayaa la idinka rabaa.

Caruurta waa waxa ugu muhiimsan oo ah mustaqbalkeena sidaas darteed ka fikira sida aad u badbaadin kartaan oo aysan idinkaga dhex milmi karin bulshooyinka aad la nooshihiin ayuu yiri.

Sh C/baasid ayaa isna hadaladiisa dardaaranka ku sheegay in bulshada ay iska fiiriyaan dadka ay u dhiibanayaan caruurtooda gaar ahaan macalimiinta duqsiyada Quraanka oo uu sheegay in bulshada Soomaalida laga dhex helay dad sheegana in ay yihiin shiico iyo kuwa uu ku sheegay Qur,aani oo aanan aaminsaneyn wax xadiis ah.

Ugu dambeyn waxaa halkaasi duco wada caam ah ka jeediyay sh Maxamed Idiris oo ilaah ka baryay in Soomaalida uu ku xafido meelkastay joogaan masjidka Qubana uu noqodo meel ay ku hirtaan bulshada gaar ahaan bulshada Soomaalida guud ahaan muslimiinta Holland oo dhan, halkaas oo ugu dambeyna la isku macsalaamayay kadib markii la tukadaya Salaada Casir.

Halkaan Ka Daawo Sawirrada Maalintii ugu dambeysay ee Mu,tamarka Holland.

Fogaan Arag News