“Author Archive”
Stories written by Ikraan

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka warbixiyay waxqabadka Baarlamanka mudadii uu jiray iyo himilooyinka uu higsanayo. Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo ka qeybgalay Barnaamijka kulanka Jimcaha oo todobaadkiiba maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa sheegay in mudadii Sagaalka Biloodka aheyd ee baarlamanku jiray [...]
May 24th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wararka naga soogaaraya Maamul Gobaleedka Puntland ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada Puntland iyo Nabadoon in habeenkii xalay ahaa dilal qorsheysan lagu dilay magaalada Boosaaso iyo Gaalkacyo , dilkaan ayaan imaanaya xili laga deyrinaayo amaanka deegaanada Puntland . Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in falkaan dilka ah ay geysteen ragg dhalinyaro ah oo [...]
May 24th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay mushinkii ay kala laabteen baarlamanka xukuumadda iyagoona sheegay in ay ku faraxsan yihiin in baarlamanka ay tixgaliyaan codsiga shacabka. Ugaas C/qaadir Ugaas oo u waramayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan mushinkii ay kala laabteen baarlamanka xukuumadda Soomaaliya, isagoona u soo jeediyay [...]
May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Sudan ayaa wada gaaray Heshiis kaasi oo quseeya heshiis ku aadan dhanka amaanka soomaaliya waxaa kaloo kamid aha sidii kor loogu qaadi lahaa awooda ciidamada dowladda Soomaaliya , Sudan ayaa balan qaaday isdii ay dib ugu soo celin lahaayeen ciidamada qalabka sida ee dowladdi hore ee soomaaliya. Masuuliyiinta labada dowladdod ayaa [...]
May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee Somaliya Jooga Korneel Cali Aadan Xumuud ayaa waxa uu sheegay in ciidamada nabad ilaalinta ujooga Soomaaliya ee AMISOM ay gacan bir ah ku qaban doonaan magaalada kismaayo,waxaa uu sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya ay AMISOM la wareegayso Kismaayo amaankeeda ay sugi donaan. Isagoo hadalka sii wata ayaa waxa uu sheegay [...]
May 22nd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxa guud ahaan Somaliland, si weyn uga socda munaasibada loogu dabaal-degayo xuska 22 guurada ka soo wareegtay markii ay qo,aansadeen in ay gooni ugu baxaan Soomaaliya ee 18-ka May. Magaalada Xarunta ee Hargeysa, ayaa waxa isugu soo baxay kumaan qof oo ka qeyb galayo dabaal dega sanadguurada , waxaana dadku safan yihiin xarunta Madaxtooyada ilaa [...]
May 18th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Maxkamada waday maalmahaan dhagaysiga dacwado ka dhan ahaa muwaadiniin Soomaali ah oo ku yaala Minneapolis Maraykanka ayaa xukuno adag ku riday 2 dumara oo Soomaali ah kuwaasoo lagu eedeeyay inay dhaqaalo ururin u sameeyeen Xarakadda Al-Shabab. Labadaan Dumar ah oo laka yiraahdo Aamino Faarax Cali oo 36 sano jir ah iyo Xaawo Max’ed Xasan oo [...]
May 17th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Saraakiisha Booliiska degmada Hodan ee G/Banaadir ayaa sheegay in baaritaano ay ku hayaan waxa sababay qarax shalay gelinkii dambe qabsaday gaari ay saarnaayeen odayaal nabadoonno ah. Taliyaha saldhiga Booliiska degmada Hodan Dhame C/llaahi Cali Nuur oo Radio Muqdisho la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax gelinkinkii dambe ee shalay ka dhacay xaafad ka mid ah [...]
May 16th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Howlgalo burburin ah ayaa ka soconaya degmooyinka Huriwaa iyo degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Goobaha la burburinayo ayaa ah mehradaha ganacsi iyo guryaha ku yaalla hareeraha wadooyinka labada degmo si loo furo wadooyinka ku xirmay goobahaasi ganacsi. Maamulada degmooyinka Huriwaa iyo Wadajir ee gobolka Banaadir oo siyaabo kala duwan ula hadlay Warbaahinta ayaa labadabu waxa [...]
May 16th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ururka Midawga Yurub ayaa warbixin kasoo saaray heysashada la heesto nin ragg oo gacanta ugu jira kooxaha burcad badeedda Soomaalida. Warka waxa uu intaasi ku darayaa warsaxaafadeed ay soosaaareen ciidamadda Midowga Yurub ee la dagaalama kooxaha Burcad badeeda ka qowlaleesta badaha Soomaaliya in ay heystaan dad gaaraya 59 qofood oo la socday labo markab , [...]
May 16th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »