“Author Archive”

Sida ay sheegayaan Wararka ka’imaanaya Magaalada Nairobi Gaar ahaan Xaafadda ay Soomaalida dagantahay ee Islii in Caawo uu qarax ka dhacay Banaanka hore ee Masaajidka Al-Hidaaya. Qaraxaan ayaa markii lala beegsanayay masaajidka waxaa ku sugnaa dad badan oo ay ku jiraan mas’uuliyiin oo uu kamid ahaa xildhibaanka laga soo doorto deeganka Kama kuuji ee ka [...]
December 7th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Kooxo hubaysan ayaa xilli dambe oo Galabta ah toogtay oday nabadood ah oo kamid ahaa nabadoonadii soo xulay Baramanka cusub ee somalia. Nabadoonkaan ayaa lagu dilay xaafadda Jiiro Miskiin ee degmada Wadajir waxaana dilkiisa fuliyay saddex wiil oo dhalinyaro ah isla markaasna ay ka qaateen bistoolad uu watay Nabadoonka. Nabadoonkaan la dilay ayaa lagu magacaabayay [...]
December 5th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Waxa magaalaada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose gaaray wafdi ka socday dowlad goboleedka Igad kaas oo u kuur galaya xaaladda jubooyinka iyo sida haatan wax u socdaan,. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubooyinka ee la sheegay inay sida kmg ah howsha u sii wadayaan ayaa kusoo dhaweeyay wafdigaan oo la dajiyay xarunta Jaamacadda Kismayo oo [...]
December 5th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay guddoomiyaha Barlamanka,Ra’iisul Wasaraha iyo Madax kale oo ka tirsan guddiga amaanka qaranka isla markaasna ay ka wada hadleen arrimihii ugu dambeeyay ee magaalada. Guddiga ayaa isla soo qaaday xaaladihi ugu dambeeyay ee amaan darro ee magaalada muqdisho xalay ka dhacay waxayna sheegeen in loo baahan yahay in wax [...]
December 5th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shir Jaraa’id oo uu maanta magaalada Muqdisho ku qabtay guddoomiyaha Isbahaysiga nadda C/laahi sHeekh Xasan Cali ayaa kaga hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira hanaanka dalka uu maraayo. Guddoomiyaha Isbahaysiga nabadda C/laahi Sheekh Xasan ayaa ku eedeyay dowladda somalia inay ku fashilantay amaanka dalka isla markaasna aysan waxbo ka qaban. Wuxuu intaas ku daray [...]
December 5th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Taliyaha Ciidamada Ilaalada wadooyinka Gobolka Banadir Generaal Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa sheegay inay soo gaareen Cabashooyin ka imaanaya bulshada magaalada Muqdisho. Taliyaha aya sheegay in dadkaan ay ka cabanayaan inaan la dhimin qiimaha lagu raaco baabuurka oo ay qaadaan qiimo lamid ah kii hore gaariga loogu raaci jiray xiligii ay isbaarooyinka yiileen magaalada [...]
December 5th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya gobolka Shabelaha dhexe gaar ahaan Wadada isku xirta degmada Balcad iyo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhaceen dagaalo u dhaxeeya Ciidamada dowlada,Amisom oo dhinac ah iyo AL Shabab. Iska hor imaadkaan ayaa waxaa uu ahaa mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan waxaana la sheegaya [...]
December 4th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Xasan Shekh MAxamuud oo ah madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka somalia iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ahaa wasiiro ka tirsan xukuumadda somalia kuwaas oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Arrimaha dibadda,Wasiirka Gaashandhiga iyo wasiirka Maaliyadda. Madaxweynaha ayaa markii uu ka ambabaxayay Magaalada Muqdisho waxaa sagootiyay Guddoomiyaha Barlamanka [...]
December 4th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkadda Afrikan Express Airways oo Hawada ku ciladoowday Qatarna galisay 200 Rakab oo Madax dowlada ku jireen. Diyaaraddaan waxaa saarnaa Mas’uuliyiiin ay kamid ahaayeen Prof.Dalxa oo ah xubin Baarlaman,Safirka Somalia u joogo Kenya Maxamed Cali Ameerika,Safiirka Somalia u joogo dalka Tuunisiya,Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda. Haddaba Halka hoose ka dhagayso Prof.Dalxa oo [...]
December 2nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Warar laga helay ilo muhiim ah oo si aad ah ugu dhow madax weynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegaya in gudoomiyaha gobolka banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan uu maalmaha soo socda soo gaari doono magaalo madaxda dalka Uganda ee Kampala si uu kulan gaar ah ula yeesho Sheekh Shariif. Tarsan ayaa la sheegayaa [...]
December 2nd, 2012 | Posted in Wararka | Read More »