“Author Archive”
Stories written by Farah

Ra,iisulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo Xamar kula kumay wafdi IGAD ka socday

saacid

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Waftigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa lagu go’aamiyey shirkii madaxda wadamada [...]

May 17th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dowlada Federaalka oo War saxaafadeed ka soo saaratay Arimaha ka socda Kismaayo.

astaanta.qaranka1

Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab-dhismeedka dawlad-goboleedyada dalka ee nidaamka federaaliga ah. Lana dhawrayo geedi socodka dawladaynta ee uu qeexayo Dastuurka Fedaraalaynta Qodobkiisa 49 aad. Ayadoo lagu guda jiro dhamaystirka go’aankii dawladdaha urur goboleedka IGAD ee shirkii Addis Ababa Maajo 3, ee lagu go’aansaday in guddi dhiirigalin oo ka socda wadamada IGAD loo [...]

May 17th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ku qabso Kismaayo ku qadi mayside + video Mar un Madaxweyne i dhaha.

arts

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ee Dalka Soomaaliya oo ah Magaalo ku taallo dhul xeebeedka ugu wanaagsan iyo gobollada ugu barwaaqada badan dalka Soomaaliya ayaa lagu qeexay in ay noqotay magaalo aanan la kala laheyn, iyadoo Dowladii Federaalka ee Masuulka ka aheydna loo diiday in ay gudato waajibaadka ka saaran xasilinta iyo maamul [...]

May 16th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Branislav Ivanović oo sheegay in uusan jirin gool ugu fiican kii xalay u saamaxay guusha koobka Yurub + video

Ivanovic1

Branislav Ivanović ayaa loo aqoonsaday in uu ahaa man of the Match ama laacibka kullankii xalay ee Chelsea ay ku hanatay koobkii Yurub kadib markii uu kooxdiisa u dhaliyay goolkii guusha xili waqtiga dheeraadka la gudda galay. Chelsea ayaa noqtay kooxda Yurub ee si isku xigta ugu guulaysatay labada koob ee ugu waa weyn koobabka [...]

May 16th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Former Islamist warlord elected president of Somali Jubaland region

hagaya

A former Islamist warlord was declared president of Somalia‘s southern region on Wednesday, something likely to upset the government in Mogadishu as it tries to assert its authority. Although Ahmed Madobe, leader of powerful Ras Kamboni militia, fought against the Al Qaeda-linked militants that tried to seize control of the country, he is not viewed favourably by the central government. Hours after [...]

May 16th, 2013 | Posted in English News | Read More »

EU to step up security involvement in Somalia

michele

MOGADISHU (Reuters) – The European Union is to move military training of Somali soldiers from Uganda to Mogadishu in a show of confidence in Somalia’s growing stability after two decades of turmoil, the EU special envoy to Somalia said on Wednesday. Western donor countries have been unwilling to deploy soldiers inside the Horn of Africa state, but instead fund the [...]

May 16th, 2013 | Posted in English News | Read More »

Midowga Yurub oo howlihii tababarka Ciidamada Soomaaliya u soo wareejinaya Gudaha Dalka

Michele-Cervone-d’Urso

Midowga Yurub ayaa sheegay in howlaha tababarida Ciidamada Soomaaliya ay u soo wareejinayaan Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya kadib markii ay soo fiicnaatay nabadgelyada Muqdisho, sida uu sheegat Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan arimaha Soomaaliya. Michele Cervone d’Urso ayaa sheegay in tababarkaan oo tan iyo markii ay u bilaaween Ciidamada Soomaaliya [...]

May 16th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Jubbaland: Madaxweyne Mucaaradkiisa ay ugu horeeyaan kuwii u sacaba tumayay.

A Madoobe

Wararka naga soo gaaraya dhanka Jaamacada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Sh Axmed Madoobe loo doortay Madaxweynaha maamulka Dowlada Fedeaalka aysan taageersaneyd ee Jubaland oo dhawaanahaaba howshiisa ay ka socotay Magaalada Kismaayo. Ergo ilaa 500 ah ayaa halkaasi ku doortay Axmed Madoobe iyadoo wararka ka soo baxaya oo qaabab [...]

May 15th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Canada oo 20 sano kadib Safiir u magacowday Soomaaliya

John Baird

Dowlada Canada ayaa Safiir u soo magacowday Dalka Soomaaliya kadib muddo 20 sano ah oo wax safiir ah aysan ku laheyn Soomaaliya, iyadoo Magacaabista Safiirka Cusub ee Soomaaliya ay muujinayso xiriirka sib u bilowday ee ka dhexeeya labada Dal. Wasiirka Arimaha Dibabada Canada John Baird oo boogasho ku imaaday Dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay Magacaabista [...]

May 15th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Muqdisho: Ra,iisulwasare Saacid oo Seefta ay ku dul wareegayso

saacid1

Warka isa soo tar waxa uuna marayaa heerkii ugu kululaa oo maalamaha soo socdda la filayo in wax un ay is badelaan gaar ahaan qaab dhismeedka xukuumada federaalka Soomaaliya, waxaana isha lagu wada hayaa in wadooyinkii horey ay u mari jireen Dowladihii kumeelgaarka mar kale dib loo raad raaco. Hadaan dib isu xusiisino wadooyinkaasi waxaa [...]

May 14th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »