“Author Archive”
Stories written by admin

Netherlands: Ayaan Xirsi Ali oo qaadatay dhalashada Mareykanka + video

Ayaan

Ayaan Xirsi Ali oo asalkeeda ka soo jeeda Dalka Soomaaliya balse haysatay dhalashada Dalka Netherlands horayna ugu soo mid noqotay Baarlamaanka Netherlands ayaa hada qaadatay dhalashada Mareykanka waxa ayna sheegtay in 25 kii April ee sanadkaan ay martay dhaarta dhalashada Mareykanka kadib markii muddo ay ku nooleyd Dalkaasi. Waxa ay sheegtay in ay si adag [...]

May 19th, 2013 | Posted in Bulshada,Wararka | Read More »

Netherlands: Kooxda Kubada Cagta Rotterdam oo ku guulaysatay koobkii Kulleylaha Hirda + Sawirro

hahahaha

Ciyaarihii Kulleylaha ee Hay,ada Hirda ay sanad walba ku qabato Dalka Netherlands ayaa galinkii dambe Maanta lagu soo gababaeeyay Magaalada Amsterdam ee Xarunta Dalka Netherlands. Ciyaarahaan oo ay ku loolameen 16 kooxood oo ka dhisan gobolada Dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ra,isuulwasaare hore Dr Abdiweli Maxamed Cali Gaas, Farshaniste Amiin Arts, Masuuliyiin Sport [...]

May 19th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Netherlands: Barnaamijka Take Me Out oo xalay lagala baxay Gabar Soomaali ah + video

Nimco18

Take Me Out oo ah Barnaamij Dating ama kuwa la isku geeyo ragga iyo haweenka oo tan iyo 2009 kii laga baahinayay TV ga RTL5 ee Dalka Netherlands ayaa xalay waxaa lagala baxay Gabar loo malaynayo in ay Soomaali tahay marka la eego Muuqaalkeeda iyo Magceedaba hase ahaatee aanan si dhab ah u xaqiijin karin [...]

May 18th, 2013 | Posted in Bulshada,Wararka | Read More »

Netherlands: 18 Haween oo loo malaynayo in ay u dhinteen isticmaalka daawada Diane-35 Pills

Diane 35

Sideed iyo taban Haween oo u ku dhaqan Dalka Netherlands ayaa loo malaynaa in ay u dhinteen dhibaato ka soo gaartay daawooyinka looga hortago nabarada ka soo baxa wajiga, luqunta iyo uurka. Daawada ay isticmaaleen oo loogu yeero Diane-35 Pills ayaa ah kaniiniyaal loo isticmaalo ka hortaga Uurka iyo daweynta nabarada ka soo baxa wajiga [...]

May 18th, 2013 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Kenya oo ka codstay Nigeria in ay ka soo qeyb gasho xal u raadinta Mashaqada Soomaaliya

23

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka dalbaday Dalka Nigeria in ay gacan ka gaystaan xalka qaarada Afrika ay u raadinayso Mashaakilka ka jira Dalka Soomaaliya oo Mr Kenyatta uu sheegay in saameysay Dalkiisa. Madaxweyne Ku xigeenka Kenya William Ruto oo socdaal qaarada Afrika ah ku jira kuna socda magaca Madaxweyne Kenyatta ayaa aqalka Madaxtooyada [...]

May 18th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Kenyan President seeks Nigeria’s intervention in solving Somalia’s problem

kenyatta2

The President of Kenya, Uhuru Kenyatta, has requested Nigeria’s help in finding an African solution to the Somali crisis, which he said, had spilled into Kenya. William Ruto, the Deputy Prime Minister of Kenya and Special Envoy of Mr. Kenyatta to Mr. Jonathan, delivered the message at the State House, Abuja on Friday. He said, [...]

May 18th, 2013 | Posted in English News | Read More »

Kismaayo: Wafdi ka socda IGAD oo ku wajahan Magaalada, si ay ugu kuurgalaan waxa ka dhacay.

IGAD-Logo

Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho oo ay shalay soo gaareen islamarkaaana Ay kulamo kula qaateen madaxda ugu sareysa dalka sida madaxweynaha jamhuuriyadda mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa Lagu wadaa inay goor dhow gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose halkaasoo uu maalmahan ka taagnaa isqabqabsi dhinaca maamulka ah. Xubnahan ayaa [...]

May 18th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya oo ku baaqday in la kordhiyo Ciidamada Amisom ee ku sugan Soomaaliya + video

ruto12323

Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa ku baaqay Ururka Madowga Afrika in ay kordhiyaan Ciidamada Amisom ee jooga Soomaaliya si loo xaqiijiyo xasiloonida Gobolka. Isagoo ku hadlayay magaca Madaxweynaha Kenya kuan jira Socdaalka uu ku qaar ka mid ah dalalka Afrika ayaa Madaxweyne ku xigeenka waxa uu sheegay in deganaansho la,aanta siyaasadeed ee ka [...]

May 17th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Bill Gates oo mar kale noqday Qofka ugu taajirsan Caalamka + video

gates2

Bill Gates ayaa mar kale noqday Qofka ugu taajirsan Caalamka kadib markii maanta uu kaalinta koowaad ka galay liska Boomberg ee Bilyaneerada Caalamka oo Sanadkii 2007 dii ay ugu dambeysay in uu hogaamiyo, waxaana lagu sheegay in uu haysto Aduun gaarayo 72.7 bilyan oo doolar, Gates waxa uu wax ka aas aasay shirkada Microsoft ee [...]

May 17th, 2013 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Muqdisho: Haweenka Barakayaasha oo wali la dhibaataysan Kufsiga loola bareero + video

kusi2

Magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Soomaaliya oo ah magaalo ay ku nool yihiin ku dhawaad labo Malyan oo Qof ayaa Waxaa ku yaallo xeryo ay degaano ka dhigteen dadka ku barakacay dagaaladii soo maray Dalka gaar ahaan dadkii ku waxyeeloobay, waxaana nasiib darro ah in haweenka iyo gabdhaha dadkaasi ay la kulmaan xadgudubyo kala duwan [...]

May 17th, 2013 | Posted in English News,Wararka | Read More »