|

Ibrahimovic: Messi uma qalmo in uu noqdo laacibka aduunka marki 4 aad .


Laacibka qatarta ah ee u ciyaara kooxda PSG iyo xulka Sweden S.Ibrahimovic ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado in messi uu isku soo taago marki 4 aad laacibka aduunka waa sida uu hadalka u dhigayee Ibrahimovic xeli uu wareeysi siinayay wargeyska kasoobaxa Spain.

Aniga Ibrahimovic ahaan waxaan dhalinkaraa 90 iyo kabadan waa hadii ay aalbiitarayaasha leyliya horyaalka Spain ay ii dhigaan rigooroyinka ay u dhigan kooxda barcelona marka waa wax laga xumaado in uu noqdo 3 ciyaaryahan ee ugu cad cad tartanka laacibka aduunka waa sida uu yiri ibraahimovic.

Hadalka Ibrahimovic ayaa labadan maalmood waxaa si weyn looga wada hayaa aduun weeynaha iyada uu hadalkani kii ka horeeyay uu ahaa in laacibka kooxda Liverpool S.Gerrard uu ku dhahay kooxdan wad ku daashay ee maad isaga tagtid waayo waxaa tahay laacib weyn oo aan si weyn aan u taagero.

Ibraahimvic ayaa waxa uu rajeeynayaa in uusan messi noqo laacibka aduunka waa sida jecelyahay balse waxaa la kala ogaan doonaa bisha soo socda ee janaayo Sanadka 2013.

Fogaan Arag Sports
fogaanaragnews@gmail.com

Short URL: http://www.fogaanarag.com/?p=9899

Posted by on Dec 11 2012. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login