|

Buffon oo diiday in uu qandaraska u kordhiyo Juventus.

Kabitanaha caanka ah islamarkana usoo ciyaaray qaranka Itali iyo parma, juventus Gianluigi Buffon ayaa diiday in uu qandaraas cusub u saxiixo kooxdiisa, sida ay sheegayaan wargeysada kasoo baxa dalka Itali kooxda juventus ayaa waxa ay si weeyn u daneeyneysaa in ay la so shartagto sanadaha u haransan xeliciyaaredkisa.

Buffon ayaa sheegay in uusan dooneen ku qanacsaneen lacagaha waxa una yiri madoonayo in aan qaato lacago igu habooneen iyada oo aan sii ciyaari karo 3 ama 4 sano oo soosocota aniga diidi maayo in aan lasii joogo juventus lakin wax aan ku qanacsanahay uma jeedo waa sida uu yiri goolhaye buffon.


Kooxda Juventus ayaa waxaa ay dooneysaa in sanadkan ay ku guulestaan Horyaalka sida ay rajo ka qabaan balse hadii uu shabaq ilaaliyaha Kooxda uu qandaraaska u kordhin waxa ay ku qasbanaane in ay raadsadan xidig kale balse maamulka kooxda ayaa ku rajo wey in aay qilaafka soo kala dhax galay ay dhameen doonaan iyaga iyo gool haye buffon.

Fogaan Arag Sports
fogaanaragnews@gmail.com

Short URL: http://www.fogaanarag.com/?p=9885

Posted by on Dec 11 2012. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login