|

Kooxda qeybaha hoose Premier League QPR oo diiday dabaaldega xalfada Chrismas-ka


Hogaamiyaha cusub ee QPR Harry Redknapp ayaa iska diiday in ciyaartooyda kooxdiisa ay aadaan dabaal daga ciida Christmas-ka iyadoo ay arinkani ay niyad jab fara badan ku keeni karta ciyartoyda .

Xili ay kooxdiisu ku jirto darajada ugu hoseeysa Premier League ayuu Haryy sheegay in aysan macquul aheyn in kooxdiisu ay ogolaato in laacibiintu ay tumasho aadaan , isaga oo ula jeeda in uu is dhimaya awoodooda dhanka aalmitada.

Ciyaarooyda ayaa aad uga soo horjeeda qorshaha uu wado macalinkaan waxaana ay la kulmi doonaan maqamulka kooxda ,si ay ugala hadlaan in loo fasaxo in ay ka qeyb qaataan ciida Christmas-ka .

Short URL: http://www.fogaanarag.com/?p=9733

Posted by on Dec 8 2012. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login