|

Faarax Beerreey iyo Marwadiisa Deeqo Maxamuud oo wiil uu ugu dhashay London

HAMBALYO DHALASHO.

Dhammaan Suxufiyiinta iyo Fannaaniinta kala ah
Deeqa Yuusuf Shire
Maxamed Cabdulaahi Siidii iyo Xaaskiisa
Laylo Shiikh Aden.
Abdilaahi Maxamed Taajirow iyo Xaaskiisa
Abdullahi Jama iyo Xaaskiisa
Abdisalaan Ibrahim Hereeri
Ridwaan Xaaji Abdiweli
C/qaadir Xashar Nadaara
Canab Maxamed Yare.
Shaadiyo Muxumad Cabdi
Nuuraddiin Macallin.
Cismaan Black.
Maxamuud Maxamed Dhoorre.
Farxaan Maxamed Jimcaale.
Xasan Sh. Axmed Cadde
C/raxmaan Koronto.
Xasan Xuseen.
Axmed Jaakad.
Maxamed Nuur Shariif.
Maxamed Abuukar Ma’da
Xasan Muuse Sabriye.
Fardowso Maxamed cabdulle.
Mohamed Daauud (Yuumbi) iyo Xaaskiisa Idil Huseen Jiisow iyo Caruurtooda.
Saciid Saalax Axmed.
Bashiir Cali Xuseen
Khaliif Cismaan Cabdi (Sayid Khaliifa)
Xabiibo Cabdi Maxamuud.
Caddey Cali Axmed.
Maxamuud Cali Calasow (Jaani)
Xuseen Cilmi Cali (Otto dheere)
Cabdi Maxamed (Cabdi Gaab)
Khadiija Foodeey Nuur.
Dhammaan Suxufiyiinta iyo Fannaaniinta Somaliland.
Dhammaan Reer Rooble Aaden.
Dhammaan Reer Maxamud Maxamed.
Dhammaan Suxufiyiinta Soomaalida iyo Fannaaniinta Qaranka waxay
hambalyo u dirayaan Faarax Rooble Aadan (Faarax Beerreey
iyo Xaaskiisa Deeqo Maxamuud Maxamed oo Wiil ugu dhashay
Cisbitaalka University College Hospital ee magaalada
London maanta oo taariikhdu tahay 05/12/12, wwiilkaa oo
loogu magac daray SAMIIR FAARAX ROOBLE waxay u rajaynayaan
caafimaad waara iyo inuu noqdo kii dalkiisa iyo diintiisaba
anfaca Aammiin……Aammiin
Fogaan Arag News

Short URL: http://www.fogaanarag.com/?p=9623

Posted by on Dec 5 2012. Filed under Bulshada, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login