|

Mahubtaa in uu jebin doono Messi caawa Rikoorkii uu dhigay Gerd Müller.


Laacibka kooxda Barcelona Messi ayaan caawa sina u seegi doonin line up-ka kulanka Benfica ee caawa tasoo la saadalinaayo in uu gool ka dhalin karo kulankan uuna dhafsiin karo rikoorkii gool dhalinta ee uu hal sano dhiagay Gerd Müller sanadkii 1972.

Vilanova ayaa ku soo daray Messi 18 –ka ciyaaryahan ee ka hor tagi doonta kooxda ka dhisan Portugul ee Benfica tartanka Champions League caawa.
Laacibka xulka Argentine ayaa ubaahan hal gool si uu udhaliyo goolkiisii 85 aad ee sanadkaan waxaana uu jabin doonaa rikoorkii Gerd Müller ee sanadkii 1972.

Waxaa la nasiin doono dhoor ciyarayahno oo waa weyn waxaan la ciyaar siin doono ciyaaryahno da yar oo ay ka mid yihiin Sergi Gómez, Sergi Roberto, Rafinha, Deulofeu, Tello iyo Planas kuwasoo qeeb ka ah ciyaarta cawa
Hadaba Ma hubtaa in uu caawa Messi jibin doono rkoorkii Gerd Müller ?

Fogaan Arag Sports
Fogaanarag@gmail.com

Short URL: http://www.fogaanarag.com/?p=9600

Posted by on Dec 5 2012. Filed under Ciyaaraha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login