Labada koox ee Torino iyo Juventus oo ay dhaxmari doonto Ciyaar derbi ah faalo ku saabsan.

Caawa ayaa waxaa isaga hor imaan doono ciyaar aad loo wada sugayay oo ay dhaxmari doonto labada koox ee kawada dhisan gobalka Torino iyo Juventuus ee dalka Talyaaniga iyadoo maanta ciyaartasina lagu tilmaamay derbi ama ciyaar aad u adag.

Waxaa kaloo habeenki xalay ahaa wada ciyaaray labada koox Catania iyo Ac Milan ciyaartaa ayaa waxa marti ahaa kooxda Milan iyada oo aan waxba u reeban ayeey kaga awood sheegatay 1-3 oo ay guusha ku raacday kooxda Ac Milan iyada oo week danbe ay sameeynayaan horumar aad u weyn horyaalka Serie A ee xeliciyaareedkan 2012-2013.
Maanta ayaa waxaa la ciyaaraya oo kaliya Horyaalka (Serie A) hal ciyaar, waxaan kaloo idiin soo bandhigeeynaa qaabka aay u kala horeeyaan kooxaha heerka koowad ee dalka Talyaaniga.
Halkaana kadaawo ciyaaro yar oo goos goos ah labada koox ee Torinop iyo Juventus.
Fogaan Arag Sports
fogaanaragnews@gmail.com
Short URL: http://www.fogaanarag.com/?p=9399
